Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo galabta u ambabaxay dalka Masar.

Madaxweyne Xasan  Dib MuqdishoMadaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta u ambabaxay dalka Masar. Continue reading

Koox ka tirsan Nabadiidka oo saakey barqadii weerar ku soo qaadeen Xarunta madaxtooyada maamulka Koonfur-galbeed ee Baydhabo.

Qarax.jpg6Wararkii ugu danbeeyey qaraxii ka dhacay magaalda Baydhabo ayaa sheegaya in ugu yaraan 10-qof oo isugu jira ciidamada Somalia, kuwa Itoobiya, xoogaggii Al-shabaab iyo dad shacab ah ay ku geeriyooday weerar culus oo ismiidaamin ahaa oo ay Al-shabaab ku qaadeen xarunta madaxtooyada Baydhabo oo uu xilligaas ku sugnaa madaxweynaha maamulka Koonfur-galbeed Shariif Xasan Sh. Aadan. Continue reading

Wadamada Midowga Africa oo maanta shir looga hadlayo amniga uga furmay magaalada Adis’ababa.

shirka midowga afrika & QMWadamada Midowga Africa oo maanta shir looga hadlayo amniga uga furmay magaalada Adis’ababa iyo la dagaallanka argagixisada qaaradda Africa. Continue reading

Wasiirka Amniga Gudaha oo ka hadlyay Qaraxii ka dhacay Xalay magaalada Muqdisho.

Wasiira  cusub amnigaWasiirka Amniga Gudaha xukuumadda Soomaaliya, Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa ka hadlay qaraxii xalay ka dhacay dhabarka dambe ee Hoteelka Maka Al-Mukarama, isagoo amaanay sida ay ciidamada dowladda uga hortageen qaraxaas. Continue reading

Dowladda Kenya oo Soomaaliya ku soo wareejisay Maxaabiis Soomaali ah oo Dalkeeda ku Xirnaa.

Kenya PiracyMaxkamadda ku taalla magaalada Mombasa ee dalka Kenya ayaa amartay in dib loogu celiyo Soomaaliya 10-qof oo lagu tuhunsan yahay inay ahaayeen burcad-badeed kuwaasoo toban sano oo xarig ah ay ku xukuntay maxkamadda ku taalla Mombasa. Continue reading

%d bloggers like this: