Posted on March 8, 2015 by SomaliSwiss
Dowladda Somalia ayaa si diirran u soo dhaweyneysa go’aanka dowladda Mareykanka ay uga saartay liiska dadka madaxooda lacagaha la dul-dhigay Zakariya Ismaaciil Xirsi oo dhawaan ka soo goostay Al Shabaab, isagoo sheegay inuu la shaqeyn doono dowladda Soomaaliya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dowladda Federaalka Soomaaliya oo soo dhaweyneysa go’aankii xayiraadda looga Qaaday Zakariye Ismaaciil.
Posted on March 8, 2015 by SomaliSwiss
Wasiirka arrimaha dibadda, Soomaaliya C/salaam Hadliye Cumar ayaa maanta tagay magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masar, isagoo ka qaybgalay shirka wasiirrada arrimaha dibadda ee dalalka Carabta, kaasoo berri ka furmaya xarunta Jaamacadda Carabta. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya oo ka Qaybgalaya Shirka Wasiirada A. Dibada ee Jaamacadda Carabta.
Posted on March 8, 2015 by SomaliSwiss
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul wasaare, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa hambalyo ku aadan 08-da Maarso oo ah maalinta caalamiga ah ee haweenka caalamka u diray haweeenka Soomaaliyeed.
“Waxaan qirayaa in haweenka Soomaaliyeed ay door weyn ku leeyihiin dalka iyo bulshada dhexdooda. HOOS KA DAAWO SAWIRRO KALE. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxda Sare dalka Soomaaliya oo Dhambaal hambalyo ah u direen Haweenka Soomaaliyeed, Munaasabadda 8da Maarso awgeed.
Posted on March 8, 2015 by SomaliSwiss
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Sh. Cismaan Jawaari oo uu wehlinayo ku xigeenkiis labaad, Mahad Cabdalla Cawad ayaa gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda, halkaas oo guddiyo ka tirsan baarlamaanka uu uga socdo kulan aqoon kororsi ah. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo gaaray Caasimadda dalka Uganda ee Kampala.
Posted on March 8, 2015 by SomaliSwiss
Ra’iisul-wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa uu balan qaaday in Dowladda ay bixineyso qarashka ku baxaya Shirarka dib-u-heshiisiinta Goboladaas ka socda. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on R/wasaare Cumar C/rashiid oo sheegay in Xukuumadda ay bixinayso kharajka ku baxa taaba-gelinta shirka dib-u-heshiisiinta Dhuusamareeb.
Posted on March 8, 2015 by SomaliSwiss
Hoggaamiyaha Kooxda Boko Haram ee Nigeria ayaa ku dhawaaqay inay ku biireen Islaamiyiinta Daacish ama ISIS.ee dalalka Ciraaq iyo Suuriya.
Hoggaamiyaha Boko Haram, Abubakar Shekau ayaa hadal uu soo duubay ku sheegay in wixii hadda ka dambeeya ay ka mid yihiin Daacish ayna amarada kooxdaas u hoggaansami doonaan. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Hoggaamiyaha Kooxda Boko Haram ee Nigeria oo ku dhawaaqay inay ku biireen Islaamiyiinta Daacish ama ISIS. ee dalalka Ciraaq iyo Suuriya.
Posted on March 8, 2015 by SomaliSwiss
The Leader of Boko Haram Pledged his Group’s Allegiance to ISIS in an Audio Recording
ISIS apparently gained a major foothold in Nigeria as Boko Haram’s leader Abubakar Shekau pledged allegiance to the terrorist organization in a audio recording. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Boko Haram Pledges Allegiance to ISIS.
You must be logged in to post a comment.