Posted on March 7, 2015 by SomaliSwiss
Wafdi uu hoggaaminayo ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa maanta gaaray degmada Dhuuso-mareeb oo ah xarunta gobolka Galguduud. Iyadoo ay si weyn ugu soo dhaweeyeen mas’uuliyiin uu ka mid ahaa wasiirka difaaca Soomaaliya.
Xubnaha safarkan ku wehliya Ra’iisal-Wasaaraha Soomaaliya ayaa waxaa ka mid ah labada gole ee dowladda Soomaaliya, saraakiil ciidan iyo xubno kale. HOOS KA DAAWO SAWIRRO KALE Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisal-Wasaaraha Soomaaliya oo Maanta gaaray degmada Dhuuso-mareeb xarunta ee gobolka Galguduud.
Posted on March 7, 2015 by SomaliSwiss
Deeq isugu jirtay Bur, Bariis, Sokor iyo Saliid ayaa la gudoonsiiyay qoysas dhawaan kasoo barakacay deegaanada Jaziiradaha ee galbeedka gobolka J/hoose, iyadoo deeqdani ay ka timid maamulka Jubbaland.
Dadkan barakacayaasha oo ka kala yimid Jaziiradaha Kudhaa, Kooyaama, Juula iyo Jaziirado kale oo dhowr ah ayaa waxa ay kasoo barakaceen dagaallo iyo biyo la’aan ka jirta halkaasi. HOOS KA DAAWO SAWIRRO KALE Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Deeq la gaarsiiyey dad kasoo barakacay Jasiiradaha gobolka Jubada Hoose .
Posted on March 7, 2015 by SomaliSwiss
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in la siinayo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee loo yaqaanno Drones-ka si ay ugu isticmaasho dagaallada ay kula jirto Al-shabaab. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo sheegtay in la siinayo diyaaradaha Drones-ka si ay isaga difaacdo Xarakada Al-shabaab.
Posted on March 7, 2015 by SomaliSwiss
Ciidamada Jabuuti oo ka mid ah howl-galka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa waxay gaareen degmada Guriceel ee gobolka Galguduud, halkaas oo maanta la filayo inuu booqasho ku tago Ra’iisul wasaaraha Somalia, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ciidamada Jabuuti ee AMISOM oo gaaray degmada Guriceel ee gobolka Galguduud.
You must be logged in to post a comment.