Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Booqday Dadkii ku Barakacay Dagaalkii Guriceel.

Wasiirka cusub gaashandhigga.JPG10Wasiirka gaashaandhigga Somalia Jen. C/qaadir Sheekh Cali Diini oo ayaa booqday maanta goobaha miyiga ah ee ay ku barakaceen dadkii colaadii degmada Guriceel ee gobolka Galguduud ka cararay, goobaha uu wasiirku booqday ayaa qiyaastii u jira Guriceel 20-km Jen. Diini markuu halkaas tega wuxuu  warbixinno ka dhageysatay dadka shacabka ah ee barakacay. Continue reading

Ciidamada Amniga dowladda baaritaanno ka wada qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho, heeganna la geliyay.

ciidanka booliskaWasaarada Amniga Gudaha ee dowladda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in heegan la geliyay ciidamada ammaanka, iyadoo howl gallo ballaaran ay ka socdeen qeybo ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir. Continue reading

%d bloggers like this: