Posted on March 5, 2015 by SomaliSwiss
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ahlusunna ayaa heshiis ku kala saxiixday degmada Guriceel, kadib markii dagaallo ku dhex-maray degmada Guriceel ee gobolka Galguduud Ciidamada dowladda iyo kuwa Ahlusunna ayaa waxaa maanta si rasmi ah u kala saxiixday heshiis KMG ah oo ka kooban shan qodob, kaasoo gundhiggiisu yahay soo celinta nabadda iyo in la kala qaado ciidamada dagaalku dhexmaray, dadkuna ay guryahoodii dib ugu soo laabtaan. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ahlusunna oo heshiis ku kala saxiixday degmada Guriceel
Posted on March 5, 2015 by SomaliSwiss
Waxaa maanta Dekedda weyn ee magaalada Muqdisho lagu qabtay Munaasabad ay ka soo qeyb galeen mas’uuliyiintaugu Sareysa ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed iyo saraakiil ka socotay dowladda dalka Talyaaniga ayaa ciidamada Mileteriga Soomaaliya lagu wareejiyay gawaari nooca ay ciidamadu isticmaalaan ah kuwaas oo dowladda Talyaaniga ugu deeqday Soomaaliya. HOOS KA DAAWO SAWIRRO KALE
.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dowladda Talyaaniga oo Soomaaliya ugu deeqday gawaari nooca ay ciidamadu isticmaalaan ah.
Posted on March 5, 2015 by SomaliSwiss
Kulan looga hadlayey qaabka ugu wanaagsan ee Dalka loo gaarsiin karo nidaamka Federaalka iyo dhameystirka maamul u sameynta gobollada Dalka ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho iyadoo uu kulankaas qaban qaabiyay Xafiiska Jamciyadda Qarumaha ka dhaxeysa ee Soomaaliya UNSOM. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Kulan looga hadlayay nidaamka federaalka oo maantalagu qabtay Magaalada Muqdisho.
Posted on March 5, 2015 by SomaliSwiss
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Abdusalam Hadliye Omer ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Alessandra Morelli oo ah Wakiilka hey’adda Qaramada Midoobey ee arrimaha Qaxootiga (UNHCR) u qaabilsan Soomaaliya oo ay ka wada hadleen kaalinta hey’adaasi ay ka qaadato arrimaha qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool wadamada Kenya , Ethiopia , Djibouti iyo Yemen . Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Hay‘adda Qaxootiga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya.
Posted on March 5, 2015 by SomaliSwiss
War naga soo gaaray degmada Guriceel ee gobolka Galguduud, ayaa sheegay in dadaallo dheeeraad ah oo loo galay joojinta dagaalada u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo xoogagga Ahlu Sunna kadib labada dhinac gaareen hishiis hor dhac ah oo u gogol xaaraya dhameynta wixii khilaaf ah ee jira. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ciidamada Dowladda iyo Ahlu Sunna ee ku dagaalamayey Guriceel oo gaaray hishiis u gogol xaaraya dhameynta khilaafaadka.
You must be logged in to post a comment.