Wasiirka arrimaha dibaddaSoomaaliya oo Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Qatar u fadhiya dalka Soomasliya.

Wasiirka A Dibadda HadliyeWasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya C/salaan Hadliye Cumar ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Qatar u fadhiya dalka Somalia, Inj. Xasan Bin Hamza Asad Maxamed. Continue reading

Wasiirka Gaashaandhigga oo kula kulmay Guriceel masuuliyiin ka tirsan maamulka Ahlu-Sunna iyo odayaasha dhaqanka.

Wasiirka cusub gaashandhigga.JPG2Wasiirka gaashaandhigga Generaal Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini oo shalay gaaray degmada Guriceel ee gobolka Galguduud ayaa xalay kulamo la qaatay masuuliyiin ka tirsan maamulka Ahlu-Sunna iyo qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka. Continue reading

Wiil dhallinyarada ah oo ay raadinaysay FBI-da Mareykanka oo la ogaaday inuu u xiran yahay Dowladda Federaalka Soomaaliya.

USA & Somalia.jpg1Wiil Somali-American ah oo FBI-da Mareykanka ay ku dartay liiska dadka la raadinayo bil ka hor, madaxiisana la dul-dhigay lacag dhan 50,000 oo doollarka Mareykanka ah oo la siinayo ciddii soo sheegta macluumaad ku saabsan ayaa la sheegayaa inuu ku jiro xabsi ay leedahay dowladda Soomaaliya. Continue reading

Wasiirka Gaashaandhigga oo kula kulmay Guriceel masuuliyiin ka tirsan maamulka Ahlu-Sunna iyo odayaasha dhaqanka.

Wadahadalka Soomaalida.jpg1Wasiirka gaashaandhigga Generaal Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini oo shalay gaaray degmada Guriceel ee gobolka Galguduud ayaa xalay kulamo la qaatay masuuliyiin ka tirsan maamulka Ahlu-Sunna iyo qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka. Continue reading

%d bloggers like this: