Dowlada federaalka Soomaaliya oo ku eedeysay wafdiga meletaya maamulka Somaliland inay diideen Wadahadallada

Wadahadalka SoomaalidaDowlada federaalka Somalia ayaa ku eedeysay wafdiga ku meletaya maamulka Somaliland Wadahadallada Turkiga ee Somalia iyo Somaliland u dhexeeya ay ku guul-darreysteen inay soo fariisto miiska wadahadalka, iyagoo lasoo baxay shuruurdo la xiriira dadka dhinaca Soomaaliya ku matalaya shirka. Continue reading

Wafdi uu Hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Gaaray degmada Guri-ceel ee G/Galgaduud.

DiiniWafdi uu hogaaminayo wasiirka difaaca xukuumadda Soomaaliya Jen C/qaadir Sheekh Cali Diini oo gaaray degmada Dhuusa-mareeb, ayaa la sheegay in ay safar dhulka ay ku tageen degmada Guri-ceel ee gobolka Galguduud oo ay ka jiraan xiisado colaadeed. Continue reading

Maxkamada ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya oo maanta xukunno kala duwan ku ridday askar ka tirsan ciidamada Milateriga Soomaaliya.

Cadaaladda.jpg1Maxkamada darajada koowaad ee ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukunno kala duwan ku ridday askar ka tirsan ciidamada milateriga Somalia oo lagu soo eedeeyay dilal iyo dhac ay geysteen. Continue reading

Xarakada Al-shabaab oo ku Hanjabtay inay weerar ka geysan doonto Dhismooyin muhim ah ee ku yaalla dalka Kenya .

Kenyan_parliamentAmmaanka baarlamaanka dalka Kenya ee Nairobi ayaa aad loo adkeeyay kaddib markii ay soo baxeen warar sheegaya in Xarakada Al-shabaab ay qorsheynayo inay weerar ku qaaddo dhismooyin muhim ee ku yaala dalka Kenya sida baarlamaanka. Continue reading

Mudane Abuukar Cawaale (Qaaddiid) oo ah u ololeeyaha joojinto Qaadka oo ka qayb galay shirka loogu hadlayey dhiibaatooyinka qaadka.

Dagaalka KhaadkaShir ay soo qabanqaabiyeen Mas‘uuliyiinta Jaamacadda Bariga Afrika qaybteeda magaalada Qardho ayaa diiradda lagu saaray dhiibaatooyinka uu qaadka ku keeno bulshada qaybaheeda kala duwan.
Continue reading

%d bloggers like this: