Dadkii ku dhaawacmay weeraradii Nabad diidka Central Hotel oo loo qaadayDalka Imaaraadka Carabta.

DhaawacWaxaa maanta Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho laga dhoofiyay 13-qof oo ka mid ahaa dadkii ku dhaawacmay weerarkii is-miidaaminta ahaa ee bishii hore ka dhacay Hoteelka Centarl ee Magaalada Muqdisho. Continue reading

Xaflad lagu soo dhoweynayay Xildhibaan Xasan Macalim Maxamuud oo xalay lagu qabtay magaalada San Gallen ee Wadanka Switzerland.

Soo dhaweyn.jpg4Waxaa Xalay ka dhacay magaalada San Gallen Xaflad si heer sare ah ay u soo agaasimeen ugana soo shaqeeyeen Guddiga Fulinta Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Gobolka Bariga Switzerland, iyadoo kaalin weyn ay ka qaateen qaybaha bulshada iyo qaar ka mid ah Jaaliyadaha kale Soomaaliyeed ee ka jira guud ahaan dalkan Switzerland. HOOS KA DAAWO SAWIRRO KALE. Continue reading

Wadahadallada dowladda Soomaaliya iyo Gobollada Woqooye oo la filaya inuu maanta ka furmo magaalada Istanbul ee dalka Turkiga

Somalia iyo SomalilandWadahadallada dowladda Somalia iyo Somaliland ayaa la filayaa inuu maanta ka furmo magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, kadib markii ay gaareen dalkaas wufuud dhinacyada ka kala socota.

Labada wafdi ayaa xalay kuwada casheeyay hotelka ay deggen yihiin, iyadoo si rasmi ah maanta loo gudo-geli doono ajandayaasha wadahadallada labada geesood, kaasoo ka duwanaan doona kuwii hore. Continue reading

Markabka si xad dhaaf ah loogu raray Xoolo Lo ah oo ku quusey Xeebaha dalka Cumaan.

Xoolo dhoof ahGalabnimadii maalintii sabtiga ahayd ayaa la sheegay in Markabkan si xad dhaaf ah loogu raray Xoolo Lo ah ku quusey meel ku dhow xeebta Raas Al-Xadda koonfurta gobolka Sharqiya ee dalka Cumaan.
Continue reading

%d bloggers like this: