Posted on March 31, 2015 by SomaliSwiss
Waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay kulan wada tashi ah oo ay isugu yimaadeen Urrurada Bulshada Rayidka,waxaana kulankan soo qaban qaabiyey Dallada SOSCENSA, kulankan ayaa waxaa Cinwaankiisu ahaa: “La Xisaabtanka Dadweynaha”. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Bulshada Rayidka oo ka dalbatey Hanti-dhowka iyo Xeer-ilaaliyaha inay soo Bandhigaan Haya’daha ku tagri falay Hantida Qaranka.
Posted on March 31, 2015 by SomaliSwiss
Wasiiradda Maaliyadda iyo dhaqaalaha Waddamada Afrika ayaa shalay galab Shir uga furmay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, waxaana Soomaaliya uga qayb galay shirkaas Wasiir ku xigeenka Maaliyadda dowladd Soomaaliya, Maxamuud Xayir Ibraahim. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiiradda Maaliyadda iyo dhaqaalaha Waddamada Afrika oo Shir uga furmay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.
Posted on March 30, 2015 by SomaliSwiss
Wasiirka Wasaarada Haweenka iyo Horumarinta Xaquuqal aadanaha ee Xukuumada Soomaaliya Marwo Sahro Maxamed Cali Samatar oo dhowaan ka qeyb gashay shir caalami ah socoday mudo 11 cisho oo laguna qabtay magaalada NEWYORK ee dalka Mareykanka, kaas oo looga hadlaayey Xaquuqda Haweenka iyo sidii Haweenka dor muuqda uga qaadan lahaayen Siyaasadaha Caalamka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka Haweenka Soomaaliya oo ka warbixisay shirkii lagu qabtay New York.
Posted on March 30, 2015 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Sharm El Sheikh ee waddanka Masar kulan kula yeeshay xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Ban Ki Moon. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Soomaaliya oo Ban ki-moon kula kulmay magaalada Sharm El Sheikh ee waddanka Masar.
Posted on March 30, 2015 by SomaliSwiss
Baarlamaanka Jarmalka ayaa cod buuxa ku Ansixiyeen howlgalka tababarka ciidamada Somalia ee Jarmalku uu qaybta ka yahay ee ka socda dalka Soomaaliya, iyadoo la go’aamiyay in lasii ballaariyo howlgalkaas. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Baarlamaanka Jarmalka oo Ansixiyay Howlgalka Millateri ee ay ka wadaan dalka Soomaaliya
Posted on March 29, 2015 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdigii uu hoggaaminayey ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, waxaana garoonka diyaaradaha Aadan Cadde si diirran ugu soo dhaweeyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sh Cismaan Jawaari,Xubno ka tirsan labada gole ee dowladda, iyo Qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud oo khudbad muhiim ah ka jeediyay shir madaxda waddamada Jaamacadda Carabta.
Posted on March 29, 2015 by SomaliSwiss
Maydkii Safiirkii Somaaliya u fadhiyay dalka Switzerland ayaa maanta la geeyey magaalada Garowe, halkaasna laguna Aasay, waxaana maydka marxuumka socday mas’uuliyiinta la kamid ahaa wasiirka cadaallada dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdulaahi Axmed Jaamac (Ilkajiir ) xildhibaanno ka tirsan dowladda Federaalka ah iyo qaar ka mid ah qoyskiisa.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Danjire Yuusuf Bari-Bari oo maanta lagu Aasay magaalada Garoowe.
Posted on March 28, 2015 by SomaliSwiss
Mr. Dominik Langenbacher oo ah Danjiraha dalka Switzerland u fadhiya Soomaaliya, ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid danjirihii Soomaaliya u fadhiyay magaalada Geneva, Yuusuf Maxamed Ismaaciil (Bari-bari). Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Safiirka dalka Switzerland uga Wakiilka Soomaaliya oo ka tacsiyeeyay geeridii Yuusuf Bari-bari.
Posted on March 28, 2015 by SomaliSwiss
Ciidammada Ammaanka ayaa guud ahaan la wareegay ammaanka Hotelka Maka Al-Mukarama oo ay ku sugnaayeen maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-Shabaab, kaddib markii ay ciidanka gaarka ah ee Gaashaan ay toogteen dhammaan kooxdii weerarka ku soo qaadday hoteelka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Warkii ugu danbeeyey ee laga soo saaray Weerarkii lagu qaaday Hotelka Maka Al-Mukarama.
Posted on March 27, 2015 by SomaliSwiss
Bahda Warbaahinta SomaliSwiss iyo Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku nool dalka Switzerland ayaa tacsi u diray Ehelladii uu ka geeriyooday Marxuum Yuusuf Bari-bari. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Bahda Warbaahinta SomaliSwiss iyo Jaaliyadaha Switzerland oo tacsi u diray Ehelladii uu ka geeriyooday Marxuum Yuusuf Bari-bari.
Posted on March 27, 2015 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyay dadkii ku geeriyooday weerarkii bahalnimada ahaa ee Kooxda UGUS ku soo qaadeen Hotelka Maka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Soomaaliya oo u tacsiyeeyey dadkii ku geeriyooday weerarkii bahalnimada ahaa ee ka dhacay magaalada Muqdisho.
Posted on March 27, 2015 by SomaliSwiss
Ciidamada gaarka ah ee dowladda Somalia ayaa ku guuleystay inay gudaha u galay hoteelka Maka Al-Mukarama oo ay gellinkii dambe ee maanta la wareegeen gacan ku hayntiisa xoogag taageersan Al-shabaab. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo ku guuleystay soo Af-jaridda Weerarkii Hotel Maka Al-Mukarama.
Posted on March 27, 2015 by SomaliSwiss
Danjire Yuusuf Maxamed Ismaaciil (Bari-bari) oo ahaa Ergeyga Soomaaliya u fadhiya xarunta 2aad ee Qaramada Midoobay ee Geneva ayaa caawa u geeriyooday dhaawac kaso gaaray weerarkii ay Al-shabaab maanta ku qab-satay Hoteelka Maka Al-Mukarama. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ergeyga Soomaaliya ugu Wakiilka ahaa Xarunta 2aad ee Qaramada Midoobay Geneva oo ku geeriyooday weerarkii hotel Maka Al-mukarama
Posted on March 27, 2015 by SomaliSwiss
Madaxweyanaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa barqanimadii Maanta Ka ambabaxay goroonka diyaaradaha Aadan Cadde, halkaas oo ay ku sii sagootiyeen masuuliyiin sarsare oo ka tirsan labada gobale ee dowladda. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweyne Xasan Sheekh oo u amba-baxay Dalka Masar.
Posted on March 27, 2015 by SomaliSwiss
Waxaa maanta tababar soconayey mudo 30 maalin ah loo soo geba gabeeyey arday tiradoodo dhan tahay 18 ayaa kuwaasi oo loo tabo barayey qaabka ugu haboon ee loola dagaalamo dabka waxaana tababarkan oo aha heerkii 2 aad iska kaashaday Hay’ada qaabilsan garoomada diyaarada ee dalkani Kenya KAA iyo UNSUA.DAAWOSAWIRRO KALE:
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Qaar kamid ah Shaqaalaha Dabdamiska gobolka Banaadir oo Tababar Loogu soo xiray Nairobi
Posted on March 27, 2015 by SomaliSwiss
Madaxweynaha dalka Yemen, C/rabbi Mansuur Haaddi ayaa gaaray magaalada Riyadh ee dalka Sucuudiga sida ay baahisay wakaaladda wararka dalka Sucuudiga, iyadoo isbahaysiga ay horkacayso Sucuudiga ay weli duqeymo kawadaan gudaha Yemen. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Yemen oo gaaray Sucuudiga iyo Duqeyn Weli ku socota Dalkiisa
Posted on March 26, 2015 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa galabta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib markii uu soo dhameystay booqasho shaqo oo uu ku tagay magaalada Dhuusa-mareeb. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Soomaaliya oo soo Gabagabeeyey Booqashadii uu ku joogay Dhuusa-mareeb, dib ugu soo laabtay Muqdisho.
Posted on March 26, 2015 by SomaliSwiss
Ra’iisul wasaaraha Somalia, Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke oo maanta shir-guddoomiyey kulankii golaha wasiirrada ayaa magacaabay guddiga dib u eegista shuruucda saldhigga u ah Hiigsiga 2016-ka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisul wasaare Cumar C/rashiid oo maanta Magacaabay Gudiga dar-dar-galinta shuruucda Hiigsiga 2016-ka.
Posted on March 26, 2015 by SomaliSwiss
Waxaa maanta si rasmi ah loo howlgeliyay dhismaha cusub ee garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, kaasoo ay dib u dhis ku sameysay shirkad laga leeyahay Turkiga oo lagu magacaabo FAVORI LLC. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dhismaha Cusub ee Garoonka Aadan Cadde oo Maanta si rasmi ah loo Hawlgeliyay.
Posted on March 26, 2015 by SomaliSwiss
Boqortooyada dalka Sacuudiga, ayaa ku dhawaaqday inay dhistay dalal isbaheysi ah oo ka qayb qaata weerarrada xagga cirka ah, ee Khamiista maanta ka bilowday dalka Yemen. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dowladda Sacuudiga oo sameysay isbaheysi melateri oo la dagaalama Xuutiyiinta Yemen
Posted on March 26, 2015 by SomaliSwiss
Ra’iisul wasaaraha wadanka Jarmalka, Angel Merkel, madaxweynaha Faransiiska, François Hollande iyo ra’iisul wasaaraha Spain, Mariano Rajo ayaa booqday goobtii ay ku burburtay diyaaradii Germanwings oo rakaabkii la socday oo dhan ay ku dhinteen. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Qaar ka mid ah Madaxda Wadamada Yurub oo soo booqday goobtii ay ku burburtay diyaaradii Germanwings.
Posted on March 26, 2015 by SomaliSwiss
Baarlamaanka dalka Kenya ayaa ogolaaday danijre ay dowladda Kenya u soo magacowday Somalia, kaasoo lagu magacaabo, Lucas Tumbo, safiirkan oo noqonaya kii ugu horreeyay oo Kenya ay u soo magacowdo tan iyo markii ay Somalia burburka gashay. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Baarlamaanka dalka Kenya oo ansixiyey danijre ay dowladda Kenya u soo magacowday Soomaaliya.
Posted on March 25, 2015 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Somaaliya iyo wafdigiisa ayaa tan iyo xalay kulammo kala gooni-gooni ah la lahaa ergooyinka shirka dib u heshiisiinta Dhuuso-mareeb, iyadoo shirarkan aysan jirin wax natiijo ah oo weli kasoo baxy. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Xasan Sheikh oo xalay kulammo gaar gaar ah layeeshay ergooyinka shirka dib u heshiisiinta Dhuuso-mareeb.
Posted on March 25, 2015 by SomaliSwiss
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa kulan la qaatay saraakiil ka socotay Midowga Yurub kuwaas oo dowladda Soomaaliya ka taageera dhanka tababarka Ciidamada iyo qalabayn-tooda, waxana ay ka wada hadleen dadaallada Dowladda Soomaaliya ugu jirto xasilinta dalka, xoojinta iskaashiga labada dhinac, tababarka iyo qalabeynta ciidamada Xogga dalka Soomaaliyeed. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo la kulmay Saraakiil ka socotay Midowga Yurub.
Posted on March 25, 2015 by SomaliSwiss
Wasiirka arrimaha dibadda Somaaliya, C/salaam Cumar Hadliye ayaa kulan la qaatay wasiirka arrimaha dibadda ee Imaaraadka Carabta, Sheekh Abdullah bin Zayed al Nahyan, waxaana kulankaas goobjoog ka ahaa danjiraha Somalia u fadhiya Imaaraadka, C/qaadir Sheekhey Al-Hatimi. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka Arrimaha Dibada Somalia oo ka kulmay Dhigiisa Imaaraadka Carabta
Posted on March 24, 2015 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diirran loogu so dhaweeyay degmada Dhuusa-mareeb ee xarunta gobolka Galgaduud. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wafdi uu Hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya oo Gaaray Dhuusa-mareeb.
Posted on March 24, 2015 by SomaliSwiss
32 qof oo kamid ah shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Federaalka Soomaaliya ayaa loo qabtay, waxaana lagu baranayey fahamka iyo horumarinta nidaamka Mmaamul-goboleedyadda ee uu qaatay dalka Soomaaliya, dib u heshiisiinta iyo dardargelinta shuruucda nidaamka Federaalka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Seminaar aqoon kororsi ah oo loo qabtay qaar ka mid ah Shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha gudaha.
Posted on March 24, 2015 by SomaliSwiss
T
aliska Ciidanka Asluubta ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inay joogiyaan boobka ay ku hayaan dhulka uu lahaa ciidankaasi eek u yaalla gobollada dalka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Taliska Ciidanka Asluubta oo dadka boobaaya dhulka uu leeyahay ciidanka Asluubta ee ku yaalla gobollada dalka ugu digay inay joogiyaan…
Posted on March 24, 2015 by SomaliSwiss
Maxkamada Ciidanka qalabka sida ee Soomaliya ayaa maanta Xukunka dil ah ku Fulisay Fuliyay labo askari oo ka tirsanaa Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo lagu soo Eedeeyay in ay dil u geesteeen Dad shacab ah. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Maxkamada Ciidanka qalabka sida ee Soomaliya oo maanta Xukunka dil ah ku Fulisay Fuliyay labo askari oo dil geystay.
Posted on March 23, 2015 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay wakiillo u ololeeya xuquuqda Dadka Naafada ah. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay wakiillo u ololeeya xuquuqda Dadka Naafada ah.
You must be logged in to post a comment.