Posted on February 28, 2015 by SomaliSwiss
War naga soo gaaray magaala Madaxda Gobolka Bakool ee Xuddur ayaa sheegaya in Deegaanka Ceel-baar uu ka dhacay dagaal culus oo ciidamada dowladda Soomaaliya, AMISOM iyo xoogagga Al-shabaab ku dhexmaray gobolka Bakool, kaas oo ay ku dhinteen ugu yaraan 11-qof oo ka wada tirsan dhinacyadii dagaalka u dhexeeyay, waxaana ku dhaawacmay 19 kale.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dagaal Culus oo ka dhacay Deegaanka Ceel-baar ee Gobolka Bakool, una dhexeeyey Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo isku dhinac ah iyo Xarakada Al-Shabaab.
Posted on February 28, 2015 by SomaliSwiss
Midowga Yurub ayaa Sheegtay inay Soomaaliya ka caawinayso sidii loo soo celinta kala dambeynta iyo Amniga, ayna sii wadayso taageerada ciidamada Soomaaliya ay siinayso, si loo soo af-jaro xasillooni-darrada ka jirta Geeska Afrika. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Midowga Yurub oo Sheegtay inay Soomaaliya ka caawinayso sidii loo soo celinta kala dambeynta iyo Amniga.
Posted on February 28, 2015 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Somaliland Axmed Max’ud Max’ed Siilaanyo, ayaa xalay saqdii dhexe isku shaandheyn ku sameeyey golihiisa wasiirada iyo agaasimeyaasha guud, waxaanu qaar xilkii ay hayeen ka qaaday qaarna isku bedel ku sameeyey. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Maamul Goboleedka Somaliland Mudane Siilaanyo oo Isku-shaandheyn ku Sameeyay Golihiisa Wasiirada.
You must be logged in to post a comment.