Posted on February 26, 2015 by SomaliSwiss
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka caadiga ah ee Golaha Wasiirada, waxaana looga hadlay Xaaladda caafimaad ee dadkii ku wax yeeloobay weerarkii waxashnimo ee Nabad diidku ay ku qaadeen Hotel Central, Xaaladda guud amniga dalka iyo qorshaha Xukuumadda ee sanadka 2015 iyo 2016. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Shirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay Qorshaha dowladda, Qaraxii Hotel Central iyo gurmad loo fidinayo dhaawacyadii.
Posted on February 26, 2015 by SomaliSwiss
Xaflad balaaran oo lagu daahfurayay Xisbi cusub oo loogu magac-daray Kulan ayaa maanta lagu qabtay Caasimadda dalka Soomaaliya ee Muqdisho, waxaana munaasabadda ka qaybgalay Aasaasayaasha Xisbiga, xildhibaanno, siyaasiyiin, odayaaal dhaqan, aqoonyahanno iyo bulshada rayidka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xaflad balaaran oo lagu daah-furayay Xisbi cusub oo maanta lagu qabtay Caasimadda dalka Soomaaliya ee Muqdisho.
Posted on February 26, 2015 by SomaliSwiss
Bannaanbax ballaaran oo looga soo horjeedo xayi-raadda xawaaladaha Soomaalida ee Mareykanka ayaa maanta ka dhacay Muqdisho, iyadoo boqolaal qof oo ka qaybgalay dibadbaxan ay ku urureen taallada Daljirka Dahsoon. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Magaalada Muqdisho oo maanta ka dhacay Dibadbax looga soo Horjeedo Joojinta Xawaaladaha ee dalka Mareykanka.
Posted on February 26, 2015 by SomaliSwiss
Madaafiic aan la ogeyn halka laga soo tuuray ayaa maanta ku soo dhacay gudaha xarunta Madaxtooyada Soomaaliya, waxaana ku dhintay hal qof mid kalena waxaa ka soo gaaray dhaawac fudud, sida ay sheegeen saraakiisha amniga Dowladda Federaalka Soomaaliya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaafiic dad ay ku dhinteen oo lagu Weeraray Madaxtooyada Soomaaliya.
Posted on February 26, 2015 by SomaliSwiss
Wasiirka maaliyadda Soomaliya, Maxamed Aadan Ibraahim ayaa heshiis saddex geesood ah kula saxiixday magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya – Bangiga Horumarinta Africa iyo Urur Goboleedka IGAD, kaasoo qayb ka ah dadaalada lagu doonayo in lagula tacaalo abaaraha kusoo noq-noqda gobolka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dowladda Soomaaliya oo Heshiis la Saxiixatay Bangiga Horumarinta Afrika iyo Ururka IGAD
Posted on February 26, 2015 by SomaliSwiss
Murankii keenay Khilaafka u dhexeeya Barack Obama iyo Benjamin Netanyahu ayaa sii kordhay, kadib markii Ra’iisul wasaaraha Israa’iil uu ku eedeynaya dalka Mareykanka iyo awoodaha kale
ee dunida inay ka tanaasulayaan dadaallada lagu joojinayo in Iiraan ay sameysato hubka Niyuukleerka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Murankii keenay Khilaafka u dhexeeyay Xukuumada Mareykanka iyo Israa’iil oo sii Kordhay.
You must be logged in to post a comment.