Posted on February 24, 2015 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka hadlay markii ugu horreysay hanjabaadii Al-Shabaab ee ahayd inay weerarayaan suuqyada ganacasi ee dalalka reer galbeedka, isagoo ku tilmaamay hanjabadaas mid waxba kama jiraan ah. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Dalka Jabuuti oo ka hadlay Hanjabaad kasoo yeertay Al-shabaab iyo safarkii uu ku tagay Soomaaliya.Madaxweyna
Posted on February 24, 2015 by SomaliSwiss
Munaasabad lagu maamuusayay 45-guuradii kasoo wareegtay aasaaska ciidamada Asluubta Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay Muqdisho, iyadoo uu ka qayb-galay Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud iyo saraakiil ka tirsan kuwa ciidamada Soomaaliya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ciidanka Asluubta oo maanta u dabbaal degay sanad-guurad 45aad ee ka soo wareegtay aasaaskooda.
You must be logged in to post a comment.