Posted on February 23, 2015 by SomaliSwiss
Wasiirka difaaca Soomaaliya, C/qaadir Shiikh Cali Diini ayaa maanta kormeer howlleed ku tagay xarun laga dhisayo kulliyadda saraakiisha xoogga dalka, waxana kormeerkiisa ku wehlinayay taliyaha ciidamada xogga, Jen. Daahir Aadan Cilmi iyo saraakiil kale. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo Kormeeray Xarun cusub loo dhisayo Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya.
Posted on February 23, 2015 by SomaliSwiss
Wafdi uu horkacayay danjiraha dowladda Turkiga ee Soomaaliya Olgan Bekar iyo xubno ka tirsan safaaradiisa ayaa maanta soo gaaray magaalada Kismaayo iyadoo ay kulamo la qaateen madaxda ugu sareeysa ee maamulka Jubbaland. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Safiirka dowladda Turkiga ee Somalia oo maanta booqasho tagay magaalada Kismaayo ee G/Jubbada Hoose.
Posted on February 23, 2015 by SomaliSwiss
Dab khasaare hantiyeed oo aad u badan geystay ayaa maanta ka kacay bakhaaro shidaalka lagu kaydiyo laguna iibiyo oo ku yaalla xaafada Black Sea ee degmada Hodan. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wararkii ugu danbeeyey ee Dabkii maanta ka kacay bakhaaro lagu kaydiyo shidaalka oo ku yaalla xaafada Black Sea ee degmada Hodan.
Posted on February 23, 2015 by SomaliSwiss
Guddoomiyaha baarlamaanka Somalia Maxamed Sh. Cusmaan Jawaari ayaa maanta safar caafimaad u aaday wadanka Jarmalka, halkaasoo todobaadkii hore uu Madaxweynaha Soomaaliya u tagay baaris caafimaad. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta safar caafimaad u aaday wadanka Jarmalka.
Posted on February 23, 2015 by SomaliSwiss
Dab xooggan ayaa maanta barqadii ka kacay Bakhaaro lagu kaydiyo shidaalka oo ku taalla xaafadda Black Sea ee degmada Hodan ee gobolka Banaadir. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dab xooggan oo maanta barqadii ka kacay Bakhaaro lagu kaydiyo shidaalka oo ku taalla xaafadda Black Sea ee degmada Hodan ee gobolka Banaadir.
Posted on February 23, 2015 by SomaliSwiss
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma’arkeayaa ayaa waxaa maanta booqashada uu ku tagay Isbitaalka Erdogan (Ex Isbitaal Digfeer), waxaana booqashadiisa ku wehlinayey wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, iyagoo booqashadooda ka bilaabay qeybta ay ku jiraan dhaawacyadii ku soo waxyeelloobay Qaraxii 20-kii bishan ka dhacay Hotelka Central ee magaalada Muqdisho. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisul Wasaare Cumar C/Rashiid oo maanta booqday dhaawacyada ku jira Ex Isbitaal Digfeer.
Posted on February 23, 2015 by SomaliSwiss
Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti, Xasan Sh. Maxamuud iyo Cismaal Cumar Geelle ayaa ku baaqay in loo diyaar garoobo sidii looga qayb-qaadan lahaa maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe oo si aad ah looga hadlayay xilliyadii dambe. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo ugu baaqay shacabka Hiiraan in ay u diyaar garoobaan hirgelinta habka Federaalka.
You must be logged in to post a comment.