Posted on February 22, 2015 by SomaliSwiss
Wafdigii Madaxweynayaasha Somalia iyo Jabuuti Xasan iyo Geelle ayaa waxay maanta gaaray magaalada Baladweyne ee G/Hiiraan, halkaas oo si heer sare loogu soo dhaweeyey.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wafdigii labada Madaxweyne Somalia iyo Jabuuti oo si heer sare loogu soo dhaweeyey magaalada Baladweyne ee G/Hiiraan.
Posted on February 22, 2015 by SomaliSwiss
Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ismaaciil Cumar Geelle ayaa gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, halkaasoo madaxweynahyaasha si weyn loogu soo dhaweeyay. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti, Xasan Sheekh iyo Ismaaciil Geelle oo Maanta gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Posted on February 22, 2015 by SomaliSwiss
Shir ay isugu yimaadeen aqoonyahanno, waxgarad, haween iyo dhallinyaro reer Hiiraan ah loogana tashanayay maamul u sameynta gobolka Hiiraan, nabadeynta iyo dib u heshiisiinta reer Hiiraan iyo dib u dhiska kaabayaasha dhaqaalaha gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho 20-kii Feberaayo. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Shir looga hadlay aayaha gobolka Hiiraan oo shalay lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Posted on February 22, 2015 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya , Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa biladda ugu sareysa dalka guddoonsiiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo booqasho ku jooga magaalada Muqdisho. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti oo Xalay la guddoonsiiyey biladda ugu sareysa dalka Soomaaliya.
You must be logged in to post a comment.