Posted on February 21, 2015 by SomaliSwiss
Xuska maalinta caalamiga ah ee Afka Hooyo iyo barnaamij loogu magac-daray xuska toddobaadka afka Soomaaliga ayaa maanta lagu Qabtay Muqdisho, iyadoo ay ka qaybgaleen madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud, madaxweynaha dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, afhayeenka baarlamaanka Somalia, Maxamed Sh. Cismaan Jawaari, wasiirro labada dal ka socda iyo marti-sharaf kale.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xuska Maalinta Afka Soomaaliga oo Maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho iyo deegaanada ay degto Soomaalida.
Posted on February 21, 2015 by SomaliSwiss
Kulan deg-deg ah oo ay Wasiirrada Dowladda Federaalka Soomaaliya ku yeesheen Muqdisho uuna shir-guddoominayay madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa looga hadlay weerarkii Hoteelka Central ee Muqdisho, kaasoo ay mas’uuliyaddiisa sheegatay Al-shabaab. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir-guddoominayey shir degdeg ah oo ay yeesheen Golaha Wasiirada Soomaaliya.
You must be logged in to post a comment.