Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo cambaareeyay weerarkii Wuxuushnimada ahaa ee lala beegsaday Central Hotel

Madaxweynaha  kulan.jpg7Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyay weerarkii maanta lagu qaadey mid ka mid ah hoteellada Muqdisho oo ay ku sugnaayeen mas’uuliyiin ka tirsan dowladda iyo shacab. Continue reading

Madaxweynaha Dalka Jabuuti oo Berri Booqasho ku Imaan doono Soomaaliya.

Madaxweyne GeelleMadaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa in berri oo Sabti ah ay ay soo gaaro Muqdisho, iyadoo tani ay noqonaysi markii labaad oo Muqdisho yimaado. Continue reading

Mas’uuliyiintii ku dhinteen Qarax is-miidaaminta ah oo maanta ka dhacay Central Hotel ee magaalada Muqdisho.

Muqdisho NabadsugiddaSaddex mas’uul oo ka tirsanaa dowladda Soomaaliya ayaa ku dhintay qaraxyadii is-miidaaminta ahaa ee ka dhacay maanta Central Hotel ee magaalada Muqdisho, iyadoo ay tiro kalena ku dhaawacmeen. DAAWO SAWIRRO KALE. Continue reading

Horjooge ka tirsanaa Xarakada Al-Shabaab oo isku soo dhiibay Ciidamada dowladda.

Astaanta Al-shabaab.Horjooge ka tirsanaa maleeshiyaadka Shabaab ayaa isku soo dhiibay ciidamada dowladda eek u sugan degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud. Continue reading

Wasaaradaha arrimaha dibadda Imaaraadka (UAE) iyo Wasaaradaha arrimaha dibadda Soomaaliya oo heshiis kala saxiixday

WAD DubaiWasaaradaha Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Tan Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa ku kala saxiideen Heshiiska horudhac ah, kaas oo ka dhacay Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dowladda Imaaraadka Carabta ee Abu Dubai. Continue reading

%d bloggers like this: