Posted on February 19, 2015 by SomaliSwiss
Golaha Wasiirada cusub ee Xukuumadda Somaliya, ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoominayay ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna R/wasaare ku xigeenka Maxamed Cumar Carte . Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Shirka Golaha Wasiirrada Cusub oo maanta kulankoodii joogtada ahaa uga hadlay sugidda amniga iyo dar-dargalinta howlaha horyaalla.
Posted on February 19, 2015 by SomaliSwiss
Taliyaha Guud ee Ciidamada Jabuuti, Jen. Zakariye Sheekh Ibraahim oo ay wehlinayeen saraakiil ka tirsan ciidamada Jabuuti ayaa maanta soo gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Jen. Zakariye Sheekh iyo wafdigiisa ayaa ka dagay garoonka diyaaradaha ee Ugaas Khaliif halkaasoo ay kusoo dhaweeyeen mas’uuliyiinta maamulka gobolka iyo saraakiil ka tirsan ciidamada AMISOM iyo dowladda federaalka Soomaaliya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Taliyaha Guud ee Ciidamada Jabuuti oo Maanta soo Gaaray Magaalada Baladweyne G/ Hiiraan.
Posted on February 19, 2015 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ku soo laabtay dalka kaddib markii uu ka soo qeyb galay munaasabadda 40-guuradii ka soo wareegtay Aas-aaska Ururkii Xornimo doonka Dalka Ethiopia Tigray People’s Liberation Front. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Xasan Sheekh oo Barqadii maanta dib ugu soo nabad noqday Dalka.
Posted on February 19, 2015 by SomaliSwiss
Ciidamada ka tirsan kuwa Xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan inta u dhexeysa Degmooyinka Jalalaqsi iyo Bula Burde ayaa saacadihii la soo dhaafay howlgalo ammaanka lagu xaqiijinayo ka sameeyay, iyadoo howlgaladaasi lagu soo qabtay maleeshiyaad naf la caari ah oo ka tirsan Argagaxisada Al Shabaab. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ciidamada Maletiriga Soomaaliya oo howlgalo lagu xaqiijinayo Ammaanka Ka Sameeyay inta u dhexeysa Degmooyinka Jalalaqsi iyo Bula Burde
Posted on February 19, 2015 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud ayaa ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Haile Mariam Desalegn kala qaybgalay munaasabad lagu dhagax-dhigayay mashruuc khad tareen ah oo cusub oo Shiinaha uu ka dhisayo Itoobiya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya oo Shalay ka qayb galay Mashruuc lagu dhisayo Khad Tareen ee dalka Itoobiya.
You must be logged in to post a comment.