Posted on February 18, 2015 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud oo ku sugan Wadanka Ethiopia ayaa maanta waxaa uu ka qayb galay Munaasabad Xuska Ururka Xornima doonka Dalka Ethiopia oo Maanta lagu qabtay Gobolka Mukala oo Dhanka wuqooyiga kaga beegan Magaalada Caasimada ah Ee Adis ababa 780 Km. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya oo maanta Khudbad ka jeediyay Munaasabadda Xuska Xornima Doonkii Dalka Ethiopia.
Posted on February 18, 2015 by SomaliSwiss
Waxaa Magaalada Muqdisho lagu qabtay Munaasabad xilka uu kula wareegay wasiirka Cusub ee wasaarada Tamarta iyo Biyaha Xukuumada Soomaaliya, waxaana Munaasabadaas ay ka qayb galeen Mas,uuliyiin badan oo uu ka mid yahya Hanti dhowraha Guud Ee Qaranka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka Cusub ee Tamarta iyo Biyaha oo maanta la wareeegay Xilka Wasaradda.
Posted on February 18, 2015 by SomaliSwiss
Wasiirka cusub ee Gaashaandhigga Soomaaliya, C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa maanta xilkii kala wareegay wasiirkii hore wasaaraddan, Maxamed Sh. Xasan Xaamud, kaddib xaflad ballaaran oo ka dhacday xarunta wasaaradda difaaca Somalia, taasoo ay kasoo qayb-galeen taliska guud ee ciidanka xoogga dalka iyo saraakiil ka socotay dalalka dhanka gaashaandhigga ka taageera dowladda Soomaaliya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka cusub ee Gaashaandhigga Soomaaliya oo maanta xilkii kala wareegay wasiirkii hore wasaaraddaas.
Posted on February 18, 2015 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo shalay u kicitimay dalka Itoobiya ayaa xalay gaaray magaalada Addis Ababa, waxaana si weyn loogu soo dhaweeyay.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Xasan Sheekh oo Addis Ababa kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desaling.
Posted on February 18, 2015 by SomaliSwiss
Ra’iisul wasaare ku-xigeen ahna kusimha Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in kheyraaadka loo baahanyahay in shacabka Soomaaliyeed ay ka faa’iideystaan, lana dhiiri geliyo kalluumeysata. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ku-smaha Ra’iisul wasaaraha oo ugu baaqay Bulshada Soomaaliyeed inay faa’iidesytaan kheyraadka Badeena ku jirta.
Posted on February 18, 2015 by SomaliSwiss
Shirkadaha diyaaradaha Daallo Airline iyo Jubba Airways oo ah shirkado maxalli ah oo ka howlgala Somalia ayaa ku dhawaaqay iskaashi ay ku mideysan yihiin xilli tartan adag uu kasoo wajahayo suuqa duulista hawada Soomaaliya, iyadoo ay suuqa soo galeen galeen shirkado waaweyn oo caalami ah. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Shirkadaha Jubba iyo Daalo oo Shaaca ka qaaday inay iska-kaashanaayaan tartan adag ee ku soo wajahan suuqa duulista hawada Soomaaliya.
Posted on February 18, 2015 by SomaliSwiss
Waxaa dhawaan uu joojiyay xiriirkii xawiladdaha Soomaalida kala dhexeeyay Bangigii ugu dambeeyay ee lacgaha lasii marin jiray ayaa la isku dayay inay howlahooda dib u billaabaan, iyadoo ay arrrintan ka shaqeeyeen arrintaa madaxda Mareykanka qaar ka mid ah sida xildhiban Keith Allison iyo rag kale ayaa wax nadiijo ah laga gaari waayay. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Howsha Xawaaladaha Soomaalida ee dalka Mareykanka oo Joogsan doonto Berri Khamiista ah.
You must be logged in to post a comment.