TACSI TIIRAANYO LEH: إنا للة وإنا إلية راجعون – Inaa Lillaahi wa Innaa Ileyhi Raajicuun.

tacsi-logoHOOS KA AKHRI TACSIDA.

Nuurto Sheekh Maxamuud, Xaliima Culusow, Axmad Xasan Maxamuud (Fanax), C/qaadir yalaxow Axmad Muuse Cumar waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Eng. Abuukar Maxamad Cadaani oo dhowaan Muqdisho lagu dilay, waxay leeyihiin gacan ka gardaran ayaa dishay ee ilaahay janadiisa ha ugu bishaareeyo injineerka. aaamiin aaamiin.

%d bloggers like this: