Posted on February 17, 2015 by SomaliSwiss
Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa galabta lagu aasay ganacsade Xaaji Cumar Max’ud Nuur (Xaaji Quuroow) oo rag hubeysan subaxnimadii hore ee saakay isaga iyo ruux ka mid ahaa ilaaladiisa ku toogteen xaafadda Howl-wadaag. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ganacsade Xaaji Cumar Max’ud (Xaaji Quuroow) iyo ruux ilaalinayey oo Saakay rag hubeysan ku toogteen xaafadda Howl-wadaag Magaalada Beledweyne.
Posted on February 17, 2015 by SomaliSwiss
HOOS KA AKHRI TACSIDA. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on TACSI TIIRAANYO LEH: إنا للة وإنا إلية راجعون – Inaa Lillaahi wa Innaa Ileyhi Raajicuun.
Posted on February 17, 2015 by SomaliSwiss
Ku simaha ra’iisul wasaaraha ahna ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya, Maxamed Cumar Carte ayaa ugu baaqay hay’adaha amniga dowladda federaalka Soomaaliya inay ka feejignaadaan weerarrada ay soo qaadayso Al-shabaab. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ku simaha ra’iisul wasaaraha oo Hay’adaha Ammaanka Dowladda ugu baaqay inay ka Feejignaadaan weerarrada ay soo qaadayso Al-shabaab.
Posted on February 17, 2015 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ,Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa galabta u ambamaxay dalka Ethiopia, waxaana wafdiga Madaxweynaha garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ka sagootiyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan “ Jawaari†xubno ka tirsan labada gole ee dowladda Soomaaliya iyo saraakiil kale. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha oo maanta dib ugu soo laabanaya dalka, galabta u ambabaxay dalka Ethiopia..
Posted on February 17, 2015 by SomaliSwiss
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa ka digay khilaaf mar kale soo dhex-gala madaxda dalka, kaasoo uu sheegay inuu caqabad ku noqon karo qorshaha Hiigsiga cusub ee Sannadka 2016-ka lagu doonayo in dalka doorasho lagu gaarsiiyo. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisul wasaare Cumar C/rashiid oo ka digay khilaaf mar kale soo dhex-gala madaxda dalka.
Posted on February 17, 2015 by SomaliSwiss
Madaxweyne dalka Masar, C/fataax Al-Sisi ayaa ku baaqay in Qaramada Midoobay ay gaarto xal ogolaanaya in ciidamada caalamiga ah fara-geliyaan dalka Liibiya.
Al-sisi ayaa sheegay inaysan jirin xal kale oo aan ahayn in faragelin ciidan lagu sameeyo dalka Liibiya si xaaladda loo dajiyo. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dowladda Masar oo ku baaqday in Qaramada Midoobay ay gaarto xal ogolaanaya in ciidamada caalamiga ah fara-geliyaan dalka Liibiya.
You must be logged in to post a comment.