Advertisements

Shaqaale ka tirsanaa garoonka diyaaradaha ee Muqdisho oo galabnimadii maanta lagu dilay isgoyska KM-4 ee Muqdisho.

KM-4  MuqdishoAfar qof oo ka tirsanaa shaqaalaha garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho ayaa galabnimadii maanta lagu dilay isgoyska KM-4 ee Muqdisho, iyadoo dilka xubnahan ay sheegatay Xarakada Al-shabaab ee dagaalanta Soomaaliya. Continue reading

Advertisements

Madal uu hogaaminayo ra’iisul wasaarihii hore oo Muqdisho looga dhawaaqay.

Xisbi.JPG1Shir socanayey laba casho ayaa magaalada Muqdisho lagu qabtay, waxaana kulanka shirkaas looga tashanayay sidii loo dhisi lahaa madal ay ku mideysan yihiin aqoon-yahanno, In-dheer-garad, siyaasiin, xisbiyada siyaasadda iyo kudlooyinkii baarlamaanka Somalia, waxaana kulankan la soo gaba-gabeeyay maanta. Continue reading

Isbitaalka Al-Nuur oo si lacag la’aan Indhaha ugu fiiqaya boqolaal dan-yar ah

Il fiiqidXarunta Isbitaalka Indhaha Al-Nuur ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa maalintii labaad ka socda howlo isugu jira, baaritaano, daweyn iyo indho-fiiqid bilaash ah oo loo sameynayo kumanaan qof oo danyar ah.
Continue reading

Dekada Magaalada Muqdisho oo Saakey ka sharaacday Markab sida kun Neef oo xoolo ah.

Xoolo dhoof ahMarkabka la yiraahda NV Golden Sky ayaa Saakey ka ambabaxay Dekada Magaalada Muqdisho, kaas oo saarnaa Xoolahaa Nool oo gaaraya 1,000 Neef oo Loda ahsida la sheegay Markabkan ayaa ku sii jeeda wadanka Cumaan, halkaa oo loo Iib geeyay Xoolahaas. Continue reading

Ciidamada Ilaalada xeebaha dalka Talyaaniga oo badbaadiyay doomo ay saarnaayeen laba Kun muhaajiriin ah.

Tahriib.jpg2Ciidamada Ilaalada xeebaha dalka Talyaaniga ayaa badbaadiyay 2,000 oo muhaajiriin ah, kuwaasoo saarnaa doomo dul-sabbeynayay 12 doon yar-yar oo ay kasoo raaceen dalka Liibiya si ay Yurub ugu gaaraan, kaddib markii xeebaha Mediterranean-ka ay ku dhinteen 300 oo tahriibe toddobaad ka hor. Continue reading

%d bloggers like this: