Advertisements

Wasiirka Gaashaandhigga oo ugu baaqay Maleeshiyaadka ay qaldeen kooxda Shabaab inay ka faa’iideestaan cafiska loo fidiyey.

Wasiirka gaashandhiggaWasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini ayaa ugu baaqay maleyshiyaadka u dagaalamaya kooxda Al-Shabaab in ay nabadda qaataan oo ay ka faa’iideestaan cafiskii uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu horey ugu jeediyay. Continue reading

Advertisements

Guddiga Maaliyadda Baarlamaanka Soomaaliya oo walaac ka muujiyay qiimo dhaca ku yimid shillinka Soomaaliga.

Lacag Somaali.jpg1Guddiga Maaliyadda Baarlamaanka Soomaaliya ayaa walaac ka muujiyay qiimo dhaca ku yimid shillinka Soomaaliga, iyadoo walaacan imaanayo xilli ay sii dhamaanayso lacagta shillinka ah ee laga istcimaalo Soomaaliya. Continue reading

Gudoomiyaha Guddigga Nabadeynta dagaalka Guriceel oo sheegay in howlaha nabadeynta ah ay meel wanaagsan marayso.

MA CaalinWararka ka naga soo gaaraya degmada Guriceel ayaa sheegaya in Guddiggii loo xil saaray dib u heshiisiinta iyo nabadeynta dhinacyadii ku dagaalamaya magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ee barrtamaha Soomaaliya ay maanta ka warbixiyeen howlihii dhex dhexaadinta ahaa ay halkaasi ka sameynayeen maalmihii la soo dhaafay. Continue reading

Rasaaseyn ka dhacday Xalay Caasimadda dalka Danimark ee Copenaghen.

Danimark.docx1Waxaa xalay Saacadda markey ahayd 21:19 waqtiga Yurubta dhexe in Rasaaseyn ay ka dhacday Caasimadda dalka Danimarca ee Copenaghen ;

Weerarka Rasaaseyntan ayaa la sheegay inay ahayd mid argagax ah, sidaas waxaa yiri Ra’iisala-wasaaraha dalka Danimark Mr. Halle Thorning-Schmidt, wuxuuna hoosta ka xariiqay in Waddanka Danimark oo idil uu haatan ay ka jirto Cabsi, waxaana hadda lagu raad-joogaa kooxdii ka danbeysay Rasaaseyntaas. Continue reading

%d bloggers like this: