Posted on February 14, 2015 by SomaliSwiss
Switzerland has recorded its first budget deficit in a decade, following lower than expected tax revenues.
The government announced a CHF124 million ($134 million) deficit for 2014, after initially forecasting a surplus of CHF121 million. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Switzerland sees first deficit in ten years.
Posted on February 14, 2015 by SomaliSwiss
Munaasabad lagu qabtay Xarunta Wasaaradda Maaliyadda ayaa waxaa xilkii Wasaaraddaas si rasmi ah ula wareegayay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Maaliyadda waxaana ka soo qeyb galey xubno ka tirsan labada gole ee dowladda, howlwadeenada Wasaaradda Maaliyadda ayaa lagu qabtay Muqdisho, iyadoo uu goob joog ka ahaa xafladda hanti dhowrka guud ee Qaranka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka cusub ee Wasaaradda Maaliyadda oo maanta xilkii Wasaaraddaas la wareegayay.
Posted on February 14, 2015 by SomaliSwiss
Wasiirka cusub ee Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya Mudane Dr. Dr. Cabdisalaam Cumar Hadliye ayaa maanta la wareegayay xilka Wasaaraddaas, waxaana Munaasabadaas ka qeyb galay Ra’iisul ku-xigeen ahna ku-simaha Ra’iisul dalka, Wasiirkii hore ee arimaha dibada, Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya, safiiro, diblomaasiyiin iyo marti sharaf kale. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka cusub ee Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya Mudane Dr. Hadliye oo maanta la wareegayay xilka Wasaaraddaas.
Posted on February 14, 2015 by SomaliSwiss
Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud ayaa markii u horreysay ka hadlay baaritaanka caafimaad oo uu u tagay wadanka Jarmalka, wuxuuna sheegay in xaaladiisa caafimaad ay xilliga aad u wanaagsan tahay. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Xasan Shiikh oo sheegay in xaaladiisa caafimaad ay xilliga aad u wanaagsan tahay.
Posted on February 14, 2015 by SomaliSwiss
Munaasabad uu xilka kula wareegayay Wasiirka Arrimaha gudaha iyo federaalka ah ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xuseen Maxamed “Odowaa†oo ay ka qeyb galeen Xoghayaha joogtada ee xafiiska Ra’iisul wasaaraha, Hanti dhawrka guud, howlwadeenada Wasaaradda iyo xubno kale laguna qabtay Muqdisho ayuu hay’adaha samafalka ugu baaqay in dadkii ka barakacay Guriceel gurmad la gaarsiiyo. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka cusub Arrimaha gudaha iyo federaalka oo xilkii Wasaaraddaas la wareegay.
Posted on February 14, 2015 by SomaliSwiss
Wasiirka cusub ee wasaaradda Amniga Mudane Cabdirisaaq Maxamed Cumar ayaa maanta xilka wasaaradda si rasmi ah ugala wareegay, wasiirki hore ee wasaaradda Gen. Khaliif Axmad Erag. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka Cusub Wasaaradda amniga oo xilkii Wasaaraddaas kala wareegay Wasiirkii hore.
Posted on February 14, 2015 by SomaliSwiss
Sida la wada ogsoon yahay xoogagga Al-shabaab ayaa waxay si buuxda gacanta ugu hayaan gobolka Jubbada dhexe isla markaana ay ku sugan yihiin qaybo ka tirsan gobolka Jubbada hoose ayay masuuliyiinta maamulka Jubbaland waxa ay sheegeen in ay dhawaan gobolladan ka bilaaban doonaan howlgallo ka dhan ah Al-shabaab. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ciidamada AMISOM iyo kuwa Jubbaland oo si wadajir ah u fulin doona dhawaan howlgallo Al-Shabaab looga xoreeynayo gobollada Jubooyinka.
You must be logged in to post a comment.