Advertisements

Ban Ki-Moon oo sheegay in Yemen ay qarka u saaran tahay burbur iyo kala daadasho.

Banki Moon.jpg3Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Ban Ki-Moon ayaa sheegay in Yemen ay qarka u saaran tahay burbur iyo kala daadasho. Isagoo xusay in xaaladda dalka Yemen ayaa si deg-deg ah isu beshay kaddib markii Xuuthiyiintu ay xukuumaddii dalkaas rideen. Continue reading

Advertisements

Erdogan oo Mareykanka ku eedeeyay ka hadal la’aanta dilkii loo geystay sadexdii qof Mulism ahaa.

Erdogan 1Madaxweynaha waddanka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa ku canbaareeyey madaxweynaha Mareykanka, Barack Obama aamusnaanta uu ka aamusay dilkii loo geystey saddex dhallinyaro muslimiin ah oo lagu dilay gobolka North Carolina. Continue reading

Guddoomiyaha Baarlamaanka Dalka Jabuuti Idriss Arnaoud Ali oo Xalay ku Geeriyooday magaalada Jabuuti.

Idriss-Arnaoud-AliAlle ha u naxriistee Guddoomiyaha Baarlamaanka Dalka Jabuuti Idriss Arnaoud Ali ayaa Xalay ku Geeriyooday magaalada Jabuuti xarunta Jabuuti, waxaana geeridiisa timid kaddib xanuun maalmahan hayay.
Continue reading

Dowladda Mareykanka oo ka hadashay Xayiraadda la saaray Xawaaladaha Soomaalida

Jen Psaki 1Dowladda Mareykanka ayaa ka hadashay bankiyada dalkeeda oo xiriirka u jaray xawaaladaha Soomaalida ee la marin jiray lacagaha ku socda Soomaalida ku nool gudaha dalka, taasoo siyaabo kala duwan ay uga hadleen xildhibaanno Mareykan ah. Continue reading

%d bloggers like this: