Advertisements

Marwada Madaxweynaha Sahra Cumar oo ka tacsiyeysay geeridii ku timid Raysul Wasaaraha Hooyadiis.

taccsiMarwada Madaxweynaha Marwo Sahra Cumar Xasan ayaa uga tacsiyeysay Raysul Wasaaraha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma-arke geeridii naxdinta lahayd ee ku timid hooyadiis oo ku noolayd Dalkaas Canada.

Marwo Sahra oo maanta ku booqatay Hoygiiisa Raysul Wasaaraha ayaa Illaah uga bariday in samir iyo iimaan ka siiyo dhalaankii ay ka tagtay iyo dhamaan Eheladii iyo Qaraabadii ay ka baxday.

Maama Sahra Cumar Xasan ayaa Soo xasuusisay in dadka dhamaan ay dhimanayaan hasayeeshee lakala horeeyu uun.

SomaliSwiss             Muqdisho
SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: