Posted on February 12, 2015 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi direy Raiisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo hooyadii Allah u naxariistee marxuumad Ruqiyo Macallin Daahir ay ku geeriyootay dalka Canada. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Soomaaliya oo tacsi ka diray geerida hooyada dhashay Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid
Posted on February 12, 2015 by SomaliSwiss
Marwada Madaxweynaha Soomaaliya marwo Sahro Cumar Xassan ayaa maanta deeq raashin ah gaarsiisay ciidanka naafada xooga Soomaaliya ee ku jira isbitaalka Martini. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Marwada madaxweynaha oo deeq gaarsiisay naafada Isbitaalka Martini.
Posted on February 12, 2015 by SomaliSwiss
Marwada Madaxweynaha Marwo Sahra Cumar Xasan ayaa uga tacsiyeysay Raysul Wasaaraha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma-arke geeridii naxdinta lahayd ee ku timid hooyadiis oo ku noolayd Dalkaas Canada. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Marwada Madaxweynaha Sahra Cumar oo ka tacsiyeysay geeridii ku timid Raysul Wasaaraha Hooyadiis.
Posted on February 12, 2015 by SomaliSwiss
Wasiirka cusub ee wasaaradda haweenka iyo horumarinta xaquuqul insaanka ayaa maanta waxay kala wareegtay Xilka Wasaaraddaas wasiirkii hore ee wasaarada haweenka iyo xaquuqda aadanaha waxaana munaasabadaasi kasoo qeyb galeen qaar kamid ah xildhibaanada barlamaanka Soomaaliya, ku-xigeenka xer-ilaaliyaha guud ee qaranka, wakiilo kasocda hanta-dhowrka guud ee qaranka iyo xubno kale. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka cusub ee wasaaradda haweenka oo maanta la wareegtay Xilka Wasaaraddaas.
Posted on February 12, 2015 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Dalkaasi ku soo dhaweeyay madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, iyadoo kulan gaar ah ay wada qaateen labada madaxweyne. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo shalay ka wadahadlay arrimo la xiriira wadamada geeska Africa iyo Xaaladda Soomaaliya.
Posted on February 12, 2015 by SomaliSwiss
Degmada Guri-ceel ee gobolka Galguduud waxaa saacadihii hore ee maanta dib uga qarxay dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada dowladda Soomaliya iyo xoogagga Ahlu Sunna Waljameeca oo labo cisho ka hor la wareegan gacan ku heynta degmada. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Degmada Guri-ceel oo maanta dib uga qarxay dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo xoogagga Ahlu Sunna.
You must be logged in to post a comment.