Advertisements

DAAWO: Booqashadii iyo Khudbaddii Madaxweynaha ee Dhuusa Mareeb oo dhan(FullVideo).

Madaxweynaha Soomaaliya.jpg6Madaxweynaha Somalia, Xasan Shiikh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho shaqo ku tegay magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta gobolka Galguduud. HOOS KA DAAWO (FULL VIDEO) BOOQASHADA IYO KHUDBADIHII MADAXWEYNAHA IYO MADAXDA KALE.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa waxaa safarkiisa ku wehliyey wasiirrada arrimaha gudaha iyo kan qorsheynta, C/raxmaan Maxamed Xuseen iyo C/raxmaan Caynte, mas’uuliyiin, xildhibaanno iyo siyaasiyiin kale. HALKAAN HOOSE KA DAAWO BOOQADHADA MADAXWEYNAHA OO DHAN.

SomaliSwiss Beledweyne

Advertisements
%d bloggers like this: