Advertisements

DAAWO: Booqashadii iyo Khudbaddii Madaxweynaha ee Dhuusa Mareeb oo dhan(FullVideo).

Madaxweynaha Soomaaliya.jpg6Madaxweynaha Somalia, Xasan Shiikh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho shaqo ku tegay magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta gobolka Galguduud. HOOS KA DAAWO (FULL VIDEO) BOOQASHADA IYO KHUDBADIHII MADAXWEYNAHA IYO MADAXDA KALE. Continue reading

Advertisements

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta u ambabaxay Dalka Jarmalka Sabab caafimaad awgeed.

Madaxweyne Xasan. oo dhoofayMadaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud ayaa maaanta au amabaxay dalka Jarmalka sabab caafimaad awgeed , Warkaas waxaa laga helay Xarunta madaxtooyada Soomaaliya. Continue reading

Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta ansixiyay hindise-sharciyeedkii uu ku howlgeli doono guddiga doorashooyinka dalka Soomaaliya.

Baarlamaanka1Xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay hindise-sharciyeedka uu ku howlgeli doono guddiga doorashooyinka madaxa-bannaan ee dalka Soomaaliya. Continue reading

Maleeshiyo taabacsan Al-shabaab oo Xalay weerartay saldhigyo ciidanka dowladdu ku leeyihiin duleedka Baraawe.

Al-Shabaab army.jpg2Maleeshiyo taabacsan Al-shabaab ayaa xalay weerarro ku dhufo-oo-ka-dhaqaaq ah ku qaadday saldhigyo ay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ku leeyihiin duleedka degmada Baraawe ee gobolka Shabeellada Hoose. Continue reading

Ra’iisul wasaare Cumar C/rashiid oo xalay casho-sharaf u sameeyay Mas’uuliyiinta labada Gole ee dalka Soomaaliya.

RW Sharma'arkeRa’iisul wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa xalay u sameeyay casho-sharaf xildhibaannada baarlamaanka Somalia, waxaana munaasabadda goob-joog ka ahaa madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh, afhayeenka baarlamaanka Maxamed Sh. Cusmaan Jawaari, xildhibaannada baarlamaanka intooda badan iyo xubno ka tirsan golaha wasiirrada Soomaaliya. Continue reading

%d bloggers like this: