Ciidamada Badda Soomaaliya oo Maanta u dabaal-dagay sanad guuradoodii 50-aad markii la-aas aasay.

ciidanka-badda-TFGCiidamada Badda Soomaaliya ayaa maanta xusay sannad-guuradii 50-aad ee kasoo wareegtay xilligii la aasaasay oo ku beegnayd sannadkii 1965-kii, inkastoo uu burbur xooggan ku yimid markii la riday dowladdii dhexe ee Soomaaliya.
Continue reading

Beesha Calaamka oo si wadajir u soo wada dhaweysay Ansixinta golaha Wasiirrada Cusub ee Soomaaliya.

International Comunity.jpg1

International Comunity.jpg2Beesha Caalamka ayaa war ay si wadajir ah u soo saareen maanta ayay kusoo dhaweeyeen ansixinta golaha wasiirrada xukuumadda Somalia oo shalay oo Isniin ahayd ay xubnaha baarlamaanka Soomaaliya meel-mariyeen. Continue reading

Golaha Wasiirada Cusub oo maanta Kulankii ugu horreeyey ku yeeshee Xafiiska Ra’iisul wasaaraha.

Golaha Wasiirada CCCRa’iisul wasaaraha Somalia, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa maanta shir-guddoomiyay kulankii ugu horreeyay ee golaha wasiirrada xukuumadda oo shalay la ansixiyay, kaasoo diiradda lagu saaray qaabka ugu haboon ee ay golaha wasiirradu ula wareegi lahaayeen xafiisyada wasaaraddahooda. Continue reading

Madaxweyne Xasan oo maanta booqasho howleed ku tegay magaalada Dhuuso-mareeb ee Gobolka Galgaduud.

Madaxweynaha Soomaaliya.jpg6Madaxweynaha Somalia, Xasan Shiikh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta booqasho howleed ku tegay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud. Continue reading

Wasiirka Cusub ee Gaashaandhigga oo sheegay in muhiimadda koowaad siinayo sidii dalku u yeelan lahaa ciidan hanan kara amniga Soomaaliya oo dhan.

taliyaha-xooga-general-diinniWasiirka gaashaandhigga Somalia, Jen. C/qaadir Sheekh Cali Diini oo ansixinta xukuumadda kaddib, saxaafadda la wadaagay dareenkiisa ku aaddan waxa u qorshaysan marka uu xilkiisa la wareego ayaa inuu muhiimadda koowaad siinayo sidii dalku u yeelan lahaa ciidan xoog leh oo hanan kara amniga Somalia oo dhan; isla markaana ay u dhameystiran yihiin adeegyadii uu ku howlgeli lahaa. Continue reading

%d bloggers like this: