Taliyaha Nabad-sugidda Somalia oo Ciidammo Cusub Geeyay degmada Dhuuso-mareeb ee Gobolka Galgaduud.

Jen. TuuryareWafdi uu hoggaaminaayo taliyaha guud ee hay’adda nabad-sugidda iyo sirdoonka Qaranka, Jen. Cabdiraxmaan Tuur-yare ayaa maanta gaaray degmada Dhuuso-mareeb ee gobolka Galgaduud, iyadoo socdaalka ku wehliyay saraakiil ka tirsan madaxtooyada Somalia. Continue reading

Dowladda Sudan oo joojisay dal ku galkii dalkeeda ay siin jirtay Soomaalida.

Flag Sudan.Dowladda Sudan ayaa sheegtay inaysan dal-ku-gal siin doonin wixii hadda ka dambeeya Soomaalida doonaysa inay dalkooda tagaan, iyadoo sabab uga dhigtay in qulqulka Soomaalida oo ku batay dalkooda.
Continue reading

Xukuumaddii uu soo magacaabay Ra’iisul-wasaare Cumar C/rashiid oo codka kalsoonida ah ka heshay Baarlamaanka Soomaaliya.

Codeynta baarlamaankaKulankii Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta waxaa uu ajendahiisu ahaa horkeenidda golaha wasiirrada Xukuumadda ee uu soo dhammeystiray Ra’iisul wasaaraha iyo Barmaamijka Xukuumadda oo kooban oo uu soo gudbiyey Ra’iisul wasaare Cumar C/rashiid Cali, waxa uu ahaa kulankii 36-aad ee dhammaadka Kalfadhiya Shannaad ee Barlamaanka iyo uu guddoominayey kulanka Mudane Maxamed Sheekh “Jawaari†Afhayeenka golaha shacabka federaalka Soomaaliya, iyadoo Kooranmka uu ku furmay 220 Mudane. Continue reading

Xildhibaan Cabdullaahi Khayraad Barre oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo Barqadii maanta lagu dilay magaalada Muqdisho.

xildhibaanada baarlamaankaKoox hubeysan ayaa barqadii maanta ay ku dilay magaalada Muqdisho Xildhibaan Cabdullaahi Khayraad Barre oo ka mid ah xubnaha baarlamaanka Soomaaliya, xilli maanta lagu waday in codaka kalsoonida ah loo qaado xukuumaddii uu dhawaan soo dhisay ra’iisul wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke.
Continue reading

Wufuuda ka socotay Bangiga Islaamka oo Gargaarka u Qaybiyay barakacayaal ku sugan degmada Baydhabo.

qaybin Raashiin.jpg1Wufuud ka socotay Bangiga Islaamka ayaa u qaybiyey dadkan raashinka gargaar ahaanta ay ugu keeneen, waxaana goobta raashinka lagu bixinayay ilaalo ka hayay ciidamada amniga dowlada iyo kuwa ka socda dalka Itoobiya ee qaybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM. Continue reading

“Innaa Lillaahi Waa Innaa Illeyhi Raajicuun“, TACSI TIIRAANYO LEH.

Tacsi_MuuseAllaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday Muuse Nuur Amiin oo xilal kala duwan ka soo qabtay dowladda Soomaaliya, iyadoo Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka ay ka tacsiyadeeyeen geerida Marxuumka. Continue reading

Daawo Naciimo Show iyo Guurka Soomaalida Qurbaha kunool. (Qeybta 1-aad & 2-aad)

NACIIMA SHOW

HOOS KA DAAWO VIDEO XIISO BADAN

Continue reading

Hiba Maxamed (Hiba Nuura) oo joojisay Heesaha muusigga leh.

hiba nuura1Fanaannadda Caanka ah ee Soomaaliyeed Hiba Maxamed oo ku magac dheer Hiba Nuura ayaa sheegtay in ay go’aansatay in wejiga Alle dartii ay uga harto Heesaha muusigga lasaaro. HOOS KA DHAGEYSO WAREYSIGA Continue reading

%d bloggers like this: