Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo laga soo gudbiyay Mooshin ka dhan ah.

Guddoomiyaha baarlamaanka.jpg3Maalinta berri ah oo lagu wado in xukuumadda uu soo magacaabay Ra’iisul wasaare Sharma’arke la hor-geeyo golaha shacabka si codka kalsoonida loogu qaadayo; ayaa waxaa mooshin ku saleysan inaanu shirkaas guddoomin karin afhayeenka baarlmaanka, Maxamed Sh. Cismaan Jawaari ka gudbiyay xildhibaanno ka mid ah kuwa baarlamaanka Soomaaliya.
Continue reading

Ra’iisul wasaare, Cumar C/rashiid oo sheegay in xirida xawaaladaha ay saameyn xun ku yeelan karto xaaladda dadka Soomaaliyeed.

PM Omarr AbdirashidRa’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa sheegay in xirida xawaaladaha ay saameyn xun ku yeelan karto xaaladda dadka Soomaaliyeed, sidaa awgeedna wuxuu sheegay inay ka go’an tahay in xal loo helo xawaaladaha Soomaaliya. Continue reading

%d bloggers like this: