Advertisements

Fadhiyadii wadatashi ahaa ee ku dhex-maray Madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxda maamullada Soomaaliya oo War-murtiyeed laga soo saaray.

Madaxweynaha iyo M. Gobollada.jpg4Fadhiyadii wadatashi ahaa ee magaalada Muqdisho ku dhex-maray Madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxda maamullada Puntland, Jubbaland iyo Koofur-Galbeed ayaa laga soo saaray war-murtiyeed wadajir ah.

War-murtiyeedka ayaa lagu sheegay in la abuuro madasha wada-tagshiga madaxda sare ee dalka iyo kuwa maamul-goboleedyada, iyagoo isku raacay in kulankan midka xiga lagu qabto magaalada Garoowe ee xarunta Puntland.
Continue reading

Advertisements

Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo ka digay in bankiga Merchants ee Mareykanka uu xiriirka u jaro xawaaladaha Soomaalida.

Nicholas Kay.jpg3Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya danjire Nicholas Kay ayaa ka digay in bankiga Merchants Bank of California ee Mareykanka uu xiriirka u jaro xawaaladaha Soomaalidu ay lacagaha sii mariyaan marka ay Soomaaliya u dirayaan, iyadoo bankigan uu ku dhawaaqay dhawaan inuu joojinayo xiriirka xawaaladaha Soomaalida uu la leeyahay. Continue reading

%d bloggers like this: