Advertisements

R/Wasaaraha Soomaaliya oo Caawaa ku dhawaaqay Golaha Wasiirada Xukuumadiisa cusub oo dhameys tiran.

unnamed1-620x264Ra’iisul wasaaraha Somalia, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa Caawa magacaabay golaha wasiirrada xukuumaddiisa cusub, kuwaasoo isugu jiray; wasiirro, wasiirro ku xigeenno iyo wasiir u dowlayaal. HOOS KA AKHRI LIISKA MAGACYADA Wasiirrada , Wasiiru-dawlayaasha iyo Wasiirro ku-xigeenada. Continue reading

Advertisements

Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya iyo Madaxda Gobollada oo Muqdisho ku dhexmaray Kulan.

Madaxweynaha iyo M. GobolladaMadaxweynaha Somalia Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ayaa maanta kulan kula qaatay xafiiskiisa Muqdisho hoggaamiyeyaasha maamullada gobollada dalka qaarkood, sida C/weli Gaas, Axmed Madoobe iyo Shariif Xasan oo shalay soo gaaray Muqdisho. Continue reading

R/wasaaraha oo la filayo inuu caawa ku dhawaaqo xubnaha ka harsan golaha wasiirada xukuumadiisa.

villa somaliyaXarunta madaxtooyada Qaranka ee Villa Soomaaliya ayaa waxaa hadda ka socda qaban qaabada munaasabadda uu R/wasaaruhu ku soo dhameeystirayo xubanaha gobolaha wasiirrada. Continue reading

Itoobiya oo shaacisay inay ciidamo dheeraad ah u soo dirayso Soomaaliya.

itoobiyaDowladda Itoobiya ayaa shaacisay in ay ciidammo dheeraad ah u dirayso Somalia, kuwaasoo qayb ka noqonaya ciidamadii horay uga joogay Soomaaliya ee ka midka ah AMISOM. Continue reading

Nin Soomaali ah oo xaaskiisa ku dilay dalka Norway.

Norway_Nin_Caruuurtiisii_dilayMuwaadin Soomaaliyeed ayaa ku dilay magaalo ku taalla dalka Norway xaaskiisii, isagoo dilkeeda u adeegsaday billaawe (Tooreey ama Mindi); taasoo la yaab ku noqotay Soomaalida dalkaas ku nool, iyagoo arrintan si aad ah uga argagaxay oo u hadal-haya. Continue reading

%d bloggers like this: