Posted on February 4, 2015 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo uu wehliyo ra’iisul wasaare, Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa maanta hoygiisa qado sharaf ugu sameeyay madaxda maamul-gobolleedyada dalka oo booqasho ku yimid magaalada Muqdisho. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Sharma’arke oo la kulmay Madaxda Maamul Goboleedyada oo maanta soo gaaray Caasimadda Federaalka.
Posted on February 4, 2015 by SomaliSwiss
Baarlamaanka Somalia ayaa maanta ka dooday caqabadaha xawaaladaha Soomaaliyeed ka haystay la shaqeynta bangiyada dalka Mareykanka oo iyagu dhowr mar joojiyay wada-shaqeynta ay la leeyihiin xawaaladaha Soomaalida; taasoo ay walaac ka muujiyeen dadka Soomaaliyeed ee gudaha iyo dibadda ku nool. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta ka dooday Xayiraadda ku soo Wajahan Xawaaladaha Soomaalida Waddanka Mareykanka.
Posted on February 4, 2015 by SomaliSwiss
Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeelanayaan xarunta golaha shacabka kaga hadli doono cod u qaadidda hindise sharciyeedka doorashooyinka.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xildhibaanada Baarlamaanka oo maanta cod u qaadaya Hindise sharciyeedka doorashooyinka
Posted on February 4, 2015 by SomaliSwiss

Merchants Bank of California oo ahaa bangigii keliya ee la shaqaynayey xilliyadii ugu dambeeyey xawaaladaha ay Soomaalidu lacagaha ku diraan ayaa waraaq qoraal ah oo uu soo diray 27-kii bishii hore ku sheegay in 05-da bishaan Febaraayo oo ku beegan Khamiista berri ah uu joojinayo xiriirkii uu la lahaa xawaaladaha, isla markaana wixii xiligaasi ka dambeeya uusan gudbin doonin wax lacag ah oo ka timaadda xawaaladaha Soomaalida. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Bankiyada dalka Mareykanka oo laga cabsi qabo inay dhawaan joojiyaan Xawaaladaha Somalida.
Posted on February 4, 2015 by SomaliSwiss
Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in weerarkii diyaaradeed ee Sabtidii lasoo dhaafay ay ka fuliyeen deegaan Koofurta Somalia ku yaalla ay ku beegsadeen sarkaal sare oo ka tirsan Xarakada Al-shabaab. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dowladda Mareykanka oo shaaca ka qaaday in diyaaradaheeda ay weerareen Saldhigyo ay leeyihiin Xarakada Al-shabaab ee ku yaalla Koofurta Soomaaliya.
Posted on February 4, 2015 by SomaliSwiss
Madaxda Maamul Goboleedyada Koonfur Galbeed, Puntland iyo Jubba ayaa maanta lagu wadaa in ay soo gaaraan magaalada Muqdisho, iyagoo kulamo la qaadan doona madaxda dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxda Maamul Goboleedyada Koonfurgalbeed, Puntland iyo Jubba oo laga wacay Xarunta FederaalkaGaroonka
You must be logged in to post a comment.