Ciidamada milateriga G/ Shabeellada dhexe oo gacan ku dhigay sarkaal ka tirsan Xarakada Al-Shabaab ah iyo Ilaaladiisii.

jowharHowlgal ay ciidamada milateriga Soomaaliya ka sameeyeen gobolka Shabeellada dhexe manta ayaa lagu qabtay sarkaal sare oo ka tirsan Xarakada Al-shabaab ee Soomaaliya iyo ilaaladiisii sida ay sheegeen saraakiisha milateriga Soomaaliya ee ku sugn gobolkaa. Continue reading

Maamulka Somaliland oo sheegay in lahaansha markabkii hubka siday ay yeelatay dalka Sudan.

BiixiMadaxda maamulka Somaliland ayaa sheegtay in markabkii hubka siday dhowaan ku soo xirtay laga helay ay yeelatay dalka Sudan, kuwaas oo waraaq usoo qoray muujinaysa lahaansha hubkan ay usoo direen Somaliland. Continue reading

Madaxweyne Xasan Sheekh oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha Serbia uga wakiilka ah Soomaaliya.

Madaxweynaha iyo Safiirka SerbiaMadaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada warqadihii aqoonsiga kaga guddoomay danjiraha dalka Serbia u fadhin doona Soomaaliya Mr Ivan Zikovic. Continue reading

Ra’iisul wasaare Sharma’arke oo la sheegay inuu is-beddel ku sameynaya golaha wasiirrada ee uu dhawaantan soo magacaabay.

PM Somalia.JPG2Ra’iisul wasaare C/C Cali Sharma’arke ayaa la sheegay inuu is-beddel ku sameynaya golaha wasiirrada ee uu dhawaantan soo magacaabay, kuwaasoo tiradoodu ahayd 20, waxaana lagu wadaa inuu ka dhigo illaa 25-wasiir. Continue reading

Dagaal Cir iyo dhul ah oo ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo ee G/J. Hoose.

diyaarado dagaalDagaal ay ka qeyb galeen diyaaradaha qumaatiga u kaca ayaa ka dhacay tuulo ku dhow magaalada Kismaayo oo ay xarun ku laheeyeen maleeshiyaadka Al-Shabaab. Continue reading

Magaalada Baydhabo ee G/Bay oo Xalay kooxo hubeysan ay ku dhex dileen masaajid ku yaalla xaafadda Berdaaale Wadaadkii labaad.

baydhaboWaxaa xalay Wadaadkii labaad lagu toogtay Baydhabo hal toddobaad gudihiis, iyadoo Sheekha labaad ee la dilay lagu magacaabi jiray Sheekh Xasan Sheekh Xuseen oo loo yaqaano (Sooma-daare), iyadoo Sheekh Xasan ayaa waxaa la toogtay xilli uu masjidka ku tukanayay salaadii cishada, waxaa kaloo dhaawac soo gaarey wiil uu dhalay Sheekha oo la socday, iyadoo kooxihii dilka geystay ay baxsadeen.
Continue reading

Police get more time to pursue ‘white widow’.

Samantha_picA warrant of arrest against British terrorism suspect Samantha Lewthwaite and her suspected Kenyan accomplice has been extended. Mombasa Chief Magistrate Maxwell Gicheru Monday extended the warrant against Ms Lewthwaite alias Natalie Faye Webb, who is also known as “the white widow”, and Habib Saleh Gang alias Abu Osama.

Continue reading

%d bloggers like this: