Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya oo Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socda Baarlamaanka Dalka Kenya oo booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya.

Guddoomiye JawaariGudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya oo Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socda Baarlamaanka Dalka Kenya, Kaas oo Shalay booqasho rasmi ah ku yimid Magaalada Muqdisho dalka Soomaaliya.
Continue reading

Banaanbax Maanta ka dhacay Afaafka hore ee Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya

Bannaanbax Nairob6Haween ka mid ahaa xaasaska saraakiishii ciidamada Milateriga Somalia ee shaqada laga ruqseeyay ayaa maanta dibadbax ka hordhigay xarunta madaxtooyada Somalia ee Muqdisho.
Continue reading

Markabkii hubka waday ee dorraat Dekada Berbera ku soo xirtay oo xalay Maamulka Somaliland hubkii ka dajisay.

Dekeda BerberaMarkabkii hubka siday ee 24-kii bishii Jannaayo ee lasoo dhaafay lagu qabtay dekedda magaalada Berbera ee Somaliland ayaa la sheegay in xalay hubkii laga dajiyay.
Continue reading

%d bloggers like this: