Madaxda Qaranka Soomaaliya oo tacsi u dirtay Ehelladii uu ka geeriyooday Marxuum Xuseen Sh. Axmed Kadare.

Cumar-Cabdirashiid.jpg1Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Guddoomiyaha Barlamaanka Mudane Jawaari iyo Ra’iisal-wasaare Sharmarke ayaa waxay si gooni gooni tacsi u direen qoyskii, ehaladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Xuseen Sheekh Axmed Kadare oo ahaa halgamaa taariikhda Soomaaliya baal dahab ah ka galey. Continue reading

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo Baarlamaanka ka codsaday inay Ansixiyaan Xukuumadda Cusub…

PM SomaliaRa’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke oo xalay saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa baarlamaanka uga mahadceliyay aqbaaladda codsigiisii 10 maalmood ahaa, si loo soo dhameystiro dhismaha xukuumadda.
Continue reading

Shirkii Midowga Afrika oo maanta lasoo Gaba-gabeeyay, lagana soo Saaray go’aanno wax ku ool ah.

Shirka AU.JPG1Shirkii Madaxda Ururka Midowga Afrika ayaa lagu soo Gaba-gabeeyay, magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya shalay oo Sabti ahayd, iyadoo laga soo saaray qodobbo dhowr ah oo ku wajahan sidii Afrika nabad iyo barwaaqo loo gaarsiin lahaa sannadka 2063-da. Continue reading

Alle ha u Naxriistee Xuseen Sheekh Axmed Kadare oo maanta barqadii ku geeriyooday magaalada Muqdisho.

Xuseen Sheekh Axmed Kadare 1Alle ha u Naxriistee Xuseen Sh. Axmed (Kadare) oo ka mid ahaa aqoonyahannadii Soomaaliyeed ee af-Soomaaliga wax ka qoray ayaa maanta ku geeriyooday Muqdisho.
Continue reading

%d bloggers like this: