Posted on January 31, 2015 by SomaliSwiss
Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha Shacabak ee magaalada Muqdisho ayaa ogolaaday codsiga Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ee ahaa in muddo toban cisho ah la siiyo si uu u soo dhameystiro golaha Wasiirada. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Baarlamaanka oo ogolaaday codsigii dheeriga ahaa ee uu weydiistay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya.
Posted on January 31, 2015 by SomaliSwiss
Madaxweyne Xasan Sheekh oo wakaaladda wararka Anadolu ee dalka Turkiga u sheegay in dowladda Soomaaliya ay burburisay xoogga Xarakada Al-shabaab.
Mudane Xasan Sheekh ayaa xusay in ciidamada dowladda ay gacanta ku dhigeen meelo badan kuwaasoo horay ay u maamuli jirtay Al-shabaab. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Xasan Sheekh oo wakaaladda wararka Anadolu ee dalka Turkiga u sheegay in dowladda Soomaaliya ay burburisay xoogga Xarakada Al-shabaab.
Posted on January 31, 2015 by SomaliSwiss
Waxaa maanta oo Sabti ah lagu waday in xukuumadda cusub ee Soomaaliya loo qaado kalsoonida ay ku shaeyn lahay, sidaas dareed wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho waxay sheegayaan in dib u dhac ku timaaday ansixinta xukuumadda, isla markana Ra’iisul wasaaraha Somalia uu weydiistay Baarlamaanka muddo dheeraad ah.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisul-wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo Barlamaanka weydiistay in la siiyo muddo dheeraad ah.
Posted on January 31, 2015 by SomaliSwiss
Ergayga Midowga Yurub ee Geeska Afrika, Alexander Rondos iyo danjiraha Midowga Yurub ee Somalia, Michele Cervone d’Urso ayaa walaac ka muujiyay xasilloonni-darrada siyaasadeed ee Soomaaliya ka taagan iyo waxa ka dhalan kara.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ergayga Midowga Yurub ee Geeska Afrika oo walaac ka muujiyay xasilloonni-darrada siyaasadeed ee ka taagan Soomaaliya iyo waxa ka dhalan kara.
You must be logged in to post a comment.