Posted on January 30, 2015 by SomaliSwiss
Ururka Midowga Afrika ayaa soo dhaweeyay magacaabista Golaha Wasiirada cusub ee uu ku dhawaaqay Raiisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke, kuwaasi oo saddex ka mid ah ay Dumar yihiin.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ururka Midowga Afrika oo ka codsaday Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya inay ansixiyaan Golaha Wasiirada cusub.
Posted on January 30, 2015 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay, kadib marki uu dalka Ethiopia uga soo qeybgalay shir madaxeedki Midowga Africa.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo galabta dib ugu soo laabtay dalka.
Posted on January 30, 2015 by SomaliSwiss
Madaxweynaha dalka Zimbabwe, Robert Mugabe ayaa maanta loo doortay hoggaamiyaha cusub ee Midowga Afrika, isagoo xilka kala wareegaya madaxweynaha Mauritania oo muddo sannad ah hayay xilkan.
Afhayeenka Mugabe, George Charamba ayaa sheegay in madaxweyne Robert Mugabe oo 90-jir ah uu Midowga Afrika ku hoggaamin doono inay noqto hoggaanka caalamka oo dhan. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha dalka Zimbabwe, Robert Mugabe oo maanta loo doortay Guddoomiyaha Midowga Afrika.
Posted on January 30, 2015 by SomaliSwiss
Ururka Midowga Afrika ayaa maanta si rasmi ah u soo dhaweeyay magacaabidda golaha wasiirrada cusub ee Somalia, kuwaasoo toddobaadkan gudihiisa uu magacaabiddooda ku dhawaaqay ra’iisul wasaare Cumar C/rashiid.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ururka Midowga Afrika oo soo dhaweeyay magacaabidda golaha wasiirrada cusub ee Soomaaliya.
Posted on January 30, 2015 by SomaliSwiss
Shir-madaxeedka ururka Midowga Afrika ayaa maanta ka furmaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Itoobiya, iyadoo shirka sannadkan 2015-ka oo socon doona laba casho ay ka qayb-galayaan inta badan madaxda dalalka Afrika.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Shir-Madaxeedka Ururka Midowga Afrika oo Maanta si rasimi uga furmaya Caasimadda dalka Itoobiya ee Addis Ababa.
You must be logged in to post a comment.