Posted on January 27, 2015 by SomaliSwiss
R/wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid ayaa Caawa fiidkii ku dhawaaqay golaha wasiirradiisa cusub, oo ka kooban 21-wasiir, kaddib markii uu bartamihii bishan kala diray golihii wasiirradii uu horay u magacaabay. HOOS KA DAAWO, DHEGEYSO OO AKHRI LIISKA MAGACYADA WASIIRADA & WASAARADAHA. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on R/wasaaraha Soomaaliya oo ku dhawaaqay golaha wasiiradiisa cusub oo ka kooban 21wasiir.
Posted on January 27, 2015 by SomaliSwiss
Shir looga hadlayo Xuquuqda Aadanaha ee Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho, waxaana shirkaas ka soo qeyb galay Sii-hayahay wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, Sii-hayaha wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya,Guddi ka socday golaha xuquuqul insaanka ee Bariga iyo Geeska Afrika ,Xubno ka socday Midowaga Yurub, hay’adaha u dooda xuquuqda aadanaha ee ka howlaga Soomaaliya iyo Ururada Bulshada Rayidka ah iyo xeel dheeriyaal arimaha Xuquuqul Insaanka ka shaqeeya.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Shirka looga hadlayo Xuquuqda Aadanaha ee Soomaaliya oo maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho.
Posted on January 27, 2015 by SomaliSwiss
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta Shir Jaraa’id ku qabtay Zakariya Ismaaciil Xirsi oo ah Sarkaal Sare oo kasoo goostay Xarakada Al-shabaab, iskuna dhiibay bishii lasoo dhaafay ee Decemer 2014-kii, ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan gobolka Gedo, wuxuuna shaaciyey inuu qaatay nabadda.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Sarkaal Sare oo kasoo goostay Xarakada Al-shabaab oo maanta Muqdisho ku qabtay Shir Jaraa’id.
Posted on January 27, 2015 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland, C/weli Max’ed Cali (Gaas) ayaa maanta furay shir socon doono laba maalin,kaasi oo looga hadlayo hiisiga cusub ee Soomaaliya [New Deal],maalin ka dib markiii uu soo gaba-gabeeyay booqasho uu ku tagay magaalada Bosaaso.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Magaalada Garoowe ee maamul Goboleedka Puntland oo ka Furmay Shir looga hadlayo Barnaamijka Higsiga Soomaaliya ee 2016ka.
Posted on January 27, 2015 by SomaliSwiss
Sii-hayaha xilka wasiirka arrimaha dibadda Somalia, C/raxmaan Ducaale Bayle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qayb-galaya shirka ururka Midowga Afrika uga furmay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya, kaasoo hordhac u ah shir-madaxeedka Midowga Afrika oo dhacaya dabayaaqada bishan.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Sii-hayaha xilka wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo ka Qayb-galaysa shirka ururka Midowga Afrika oo ka furmaayo magaalada Addis Ababa.
Posted on January 27, 2015 by SomaliSwiss
Sii-hayaha xilka Wasiirka Maalliyadda Soomaaliya Mudane Xuseen Cabdi Xalane oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegay in sanadkan cusub la kordhin doono qaadista canshuurta taas oo kuu sheegay in loogu golleeyahay in kor loo qaado dakhliga dowladda Soomaaliya.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasaaradda Maalliyadda oo Sheegtay in haddii si niyad ah loo bixiyo canshuuraha ay dowladu awoodeyso in ay bixiso adeegyada dadweynuhu u baahan yihiin.
Posted on January 27, 2015 by SomaliSwiss
Hanti-dhowraha guud ee Soomaaliya, Nuur Jimcaale Faarax oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegeay inay ku guuleysteen in ay xiraan inta badan xisaabaadyadii lacageed ee hay’adaha dowladda Soomaaliya ay ku lahaayeen bankiyada ganacsiga ee Muqdisho.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Hanti-dhowrka Qaranka oo sheegay inay ku guuleysteen in ay xiraan inta badan xisaabaadkii lacageed ee hay’adaha dowladda Soomaaliya….
You must be logged in to post a comment.