Posted on January 26, 2015 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid tahay booqashadii Recep T. Erdogan iyo magacaabida xukuumadda cusub ee Somalia.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya oo ka hadlay Xukuumada Cusub iyo Booqashadii Erdogan.
Posted on January 26, 2015 by SomaliSwiss
Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika, Nkosazana Dlamini-Zuma oo maanta ka hadlaysay shir hordhaca ah ee ururka Midowga Afrika ayaa ammaan u jeediyay ciidamada AMSIOM ee ka howlgalaya Soomaaliya iyo kuwa kale ee dalalka Afrika ka howlgalaya.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Guddoomiyaha Midowga Afrika oo Ammaantay ciidamada AMISOM ee Soomaaliya.
Posted on January 26, 2015 by SomaliSwiss
Wafdi ay hoggaaminaysay Reine Alapini Gansou oo ka tirsan guddiga xuquuqda aadanaha Afrika, guddoomiyaha guddigan horay u soo noqotay, iyagoo berri oo Talaado ah kaga qaybgeli doona weyn oo ku saabsan Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wafdi ka socda Guddiga Xuquuqda Aadanaha Afrika oo maanta soo gaaray Muqdisho.
You must be logged in to post a comment.