DAAWO: Madaxweynaha Turkiga Recep Erdogan oo xarigga ka jaray Terminal-ka lagu kordhiyay garoonka Muqdisho.

ORDOGAN8Madaxweynaha Turkiga Recep Erdogan ayaa garoonka xarigga ka jaray Terminal-ka cusub ee garoonka diyaaradaha Soomaaliya lagu kordhiyay, isagoo ku xarig jaridda ku billabay magaca Alle iyo bisinka.

Erdogan ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay inuu kala soo qaybgalo, xarig jarka Terminal-ka cusub. HOOS KA DAAWO FULL VIDEO IYO SAWIRRO BADAN.NO COMMENT VIDEO  

Wuxuu mahad gaar ah u celiyay shirkadda FAVORI LLC ee laga maamusha garoonka, lagana leeyahay dalka Turkiga, wuxuuna sheegay in shirkadaha Turkiga ay howlaha horumarineed halkooda kasii wadaan.

  “Waxaan maanta ku faraxsanahay inaan furo Terminal-ka cusub ee lagu soo kordhiyay garoonka diyaaradaha Muqdisho, caawinta shacabka Soomaaliya waan sii wadaynaa,” ayuu yiri Erdogan.

ORDOGAN18 ORDOGAN17 ORDOGAN16

NO COMMENT VIDEO   ORDOGAN15 ORDOGAN14 ORDOGAN13 ORDOGAN7 ORDOGAN8

NO COMMENT VIDEO   ORDOGAN9 ORDOGAN10 ORDOGAN11 ORDOGAN12 ORDOGAN6 ORDOGAN4 ORDOGAN5

NO COMMENT VIDEO   ORDOGAN2 ORDOGAN1 ORDOGAN 10891524_892012110819411_3853562073058501212_n 10947331_10203245598492060_7470638566233919403_n ordogaan ordogaan2 ORDOGAAN5 ORDOGAN 3 10801673_891999590820663_1270201715443163686_n 19296_827893420589624_6968914158347108436_n ??????????????????????????????? Erdogan Somalia.jpg1 ??????????????????????????????? Erdogan Somalia.jpg2 Erdogan iyo Geelle.jpg1Sidoo kale, madaxweynaha Somalia ayaa isaguna hadlay oo u mahadceliyay dowladda Turkiga iyo shacabkeeda oo uu sheegay inay yihiin walaalo aanay illoobi karin gacanta ay siiyeen shacabka Soomaaliyeed.  

“Madaxweyne kusoo dhawoow dalkaagii labaad, waxaana idin kaga mahad-celinaynaa mashaariicda ay ka fuliseen Somalia, kuwaasoo ah kuwo aanay shacabka Soomaaliyeed illaawi doonin,” ayuu hadalkiisa ku daray Xasan Sheekh.

  Labada madaxweyne Xarig-jarka kaddib  ayaa waxay aadeen Isbitaalka Digfeer oo uu mar kale xarigga ka jari doono madaxweynaha dalka Turkiga, inkastoo uu shalay uu xarigga si rasmi ah uga jaray wasiirka caafimaadka Turkiga oo kaga soo horreeyay Muqdisho.

Isbitaalka Digfeer.jpg1Madaxweyaha Turkiga Erdogan ayaa la guddoonsiiyay hadiyado uu ka mid yahay kitaabka Qur’aanka Kariimka, isagoo sheegay in hadiyaddan ay tahay mid aad qaali u ah.   NO COMMENT VIDEO  

Si kastaba ha ahaatee, booqashadan ayaa waxay noqonaysaa tii labad oo uu madaxweynaha Turkiga ku yimaado Muqdisho, waxaana wafdigan ay joogi doonaa Muqdisho illaa gellinka dambe ee maanta. Isagoo inta uu Muqdisho joogo kulammo la yeelan doono madaxda dalka.

Isbitaalka DigfeerSomaliSwiss      Muqdisho
SomaliSwiss@hotmail.com

10947331_10203245598492060_7470638566233919403_n 10891524_892012110819411_3853562073058501212_n 10801673_891999590820663_1270201715443163686_n 19296_827893420589624_6968914158347108436_n ??????????????????????????????? Erdogan Somalia.jpg1 ??????????????????????????????? Erdogan Somalia.jpg2

NO COMMENT VIDEO  

 
%d bloggers like this: