Madaxweyne Cumar Geelle iyo kan Turkiga Erdogan oo Kala Saxiixday heshiisyo dan u ah labada dhinac.

Erdogan iyo GeelleMadaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan iyo kan Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle kulan ay ku wada qaateen magaalada Jibuuti ee dalka Jibuuti ku kala saxiixday hishiisyo dhowr ah oo la xiriira horumarinta dalka Jibuuti.
Continue reading

Isbitaalka Digfeer oo Maanta Xariga ka Jaray Wasiirka Caafimaadka Turkiga.

Isbitaalka Digfeer.jpg1Isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho oo dayac-tir ay ku sameysay hay’adda horumarinta Turkiga ee TIKA ayaa maanta si rasmi ah xariga looga jaray, iyadoo uu xarigga ka jaray wasiirka caafimaadka dalka Turkiga, Mehmet Muezzinoglu.
Continue reading

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta kula kulmi doono Boqorka Cusub ee Sacuudiga Caasimadda dalka Sacuudiga ee Riyadh.

Madaxweynaha Soomaaliya SacuudigaMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi Ballaaran uu hogaaminayo ayaa lagu wadaa in magaalada Riyadh ee dalka Sacuudiga  ay kulan kula yeeshaan boqorka Sacuudiga oo dhawaan la wereegay xilka Boqornimo kadib geeridii jimcihii la soo dhaafay boqorkii dalkaas ku timid.
Continue reading

Xaflada lagu maamusayey Ra’iisalwasaaraha dalka Turkiya oo xalay ka dhacay magaalada Baden ee dalka Switzerland.

Share2015-01-23-98a3903b0cb3c7e4474a206b105751ca47dfe4e2a0b86c6e5d28d36fb4f14edf-PictureDadka Turkiga waa Ummad Jecel Diintooda, Madaxdooda iyo Dalkooda.

Waxaa xalay ka dhacay magaalada Baden Xaflada lagu maamusayey Ra’iisalwasaaraha dalka Turkiya Mudane Prof. Dr. Ahmet DavutoÄŸlu. HOOS KA DAAWO SAWIRO KALE.
Continue reading

Madaxweynaha Turkiga oo Xalay Gaaray Jabuuti berrina imaan doono magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha TurkigaMadaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa xalay gaaray Magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti, halkaasoo ay uga billaabatay booqasho maalin ah, iyadoo berri ay isaga iyo wfdiga la socda imaanayaan Muqdisho. Continue reading

Dowladda Faransiiska oo cambaareysay weerarkii Is-miidaaminta ahaa ee lala beegsaday Hoteelka SYL.

Flag_of_FranceDowladda Faransiiska ayaa cambaareysay weerarkii lala beegsaday Hoteelka SYL ee ku dhow madaxtooyada Somalia oo ay ku sugnaayeen wafdi ka socda dalka Turkiga ; kuwaasoo hordhac u ah booqashada madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan uu ku imaanayo Muqdisho.
Continue reading

%d bloggers like this: