Advertisements

Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan oo maanta lagu waday inuu yimaado a Muqdisho oo dib u dhacday!!!!!!!!

ErdoganBooqashadii madaxweynaha dalka Turkiga uu ku iman lahaa maanta Muqdisho ayaa dib u dhacday, kaddib markii uu aaday dalka Sucuudiga oo uu ku geeriyooday boqorkii dalkaas Cabdalla Bin C/casiis.
Continue reading

Advertisements

Boqorkii dalka Sucuudiga C/lla Bin C/casis oo xalay ku geeriyooday isbitaal ku yaalla magaalada Riyadh ee dalka Boqortooyada.

Boqor Abdalla  SaudiBoqorkii dalka Sucuudiga C/lla Bin C/casiis ayaa xalay ku geeriyooday isbitaal ku yaalla magaalada Riyadh ee dalka Boqortooyada Saudi Arabia, kaddib muddo fog oo uu xanuunsanaa, waxaana geeridiisa ka tacsiyeeyay madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud.
Continue reading

%d bloggers like this: