Advertisements

US sending MRAPS to Somalia for African Union mission.

Gawaar Qarax karin.jpg1The U.S. will transfer 20 mine resistant vehicles, commonly known as MRAPS, to African Union forces taking part in military operations in Somalia, Combined Joint Task Force–Horn of Africa said Tuesday.

Uganda and Burundi, two countries that have been deploying forces in to Somalia for years, will be the recipients of the vehicles previously used by U.S. troops in Afghanistan.
Continue reading

Advertisements

Qarax ismiidaamin ah oo maanta ka dhacay Hotelka SYL, kaas oo lagu weeraray wafdi Turki ah oo horudhac ah booqashada Madaxweyne Erdogan.

Somali government forces assess the scene of a suicide car explosion in front of the SYL hotel in the capital MogadishuWaxaa maanta Qarax ismiidaamin ah ee lagu weeraray Hotelka SYL oo kasoo horjeeda madaxtooyada Sodmalia ayaa la sheegayaa inuu ahaa mid lagu weeraray wafdi Turki ah oo hordhac u ahaa booqashada madaxweynaha dalka Turkiga Erdogan oo hoteelkaas deggenaa.
Continue reading

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo daboolka ka qaaday in Madaxweyane Erdogan uu Booqasho ku imaanayo Dalka Soomaaliya.

Xasan_Sheekh_Recep_ErdoganDowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan uu booqasho ku imaanayo magaalada Muqdisho ee xarunta Soomaaliya berri oo Jimco ah.
Continue reading

Magaalada Muqdisho oo maanta Ammaankeeda aad loo adkeeyay.

muqdisho3Magaalada Muqdisho ayaa maanta ammaankeeda guud aad loo adkeeyay; iyadoo wadada garoonka diyaaradaha iyo kuwa ku dhow la dhoobay ciidammo badan oo ka celinaya gaadiidka.
Continue reading

%d bloggers like this: