Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta ka hadlay Xaflad lagu weyneynayay 42-guurada ee qoriska iyo isticmaalka Afka hooyo.

Madaxweynaha Soomaaliya.jpg1Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Guddoomiyaha baarlamaanka Federaalka ah Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo Madax kale ayaa ka qeyb galay xuska maalinta Afka Soomaaliga la qoray oo ku beegan maanta.
Continue reading

Ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya oo maanta kula kulmay xafiiskiisa ha’yadda culummada Soomaaliyeed.

PM iyo Culumada.jpg1Ra’iisul-Wasaaraha Dowladda Federalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke, ayaa maanta kulan kula qaatay xafiiskiisa Ha’yada Culimada Soomaaliyeed, isagoo ku dhiirrigeliyey hoggaamiyayaasha diinta in ay gacan ka gaysta sidii dalka looga saari lahaa marxalada uu ku jiro.
Continue reading

%d bloggers like this: