Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta saxiixay heshiiska Xuquuqda carruurta, iyadoo ay goobjoog ka ahaayeen mas’uuliyiin ka tirsan Qaramada Midoobay iyo xubno labada gole ee dowladda ka tirsan.
Mudane Xasan Sheekh ayaa munaasabadda ka sheegay inuu ku faraxsan yahay inuu maanta qalinka ku duugo dukumentigan muhiimka ah ee heshiiska caalamiga ah ee ilaalin doona xuquuqda carruurta Soomaaliyeed.
Continue reading
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Soomaaliya oo Maanta saxiixay heshiis Caalami ah ee la xiiriira xuquuqda Caruurta.
You must be logged in to post a comment.