Posted on January 19, 2015 by SomaliSwiss
Wasiirka Arimaha Dibada iyo dhiiri galinta maalgashiga caalamiga ah Mudane Cabdi Raxmaan Ducaale bayle oo ku sugan wadanka Cumaan ayaa waxaa uu kulan la qaatay Dhigiisa dalkaas Yuusuf Calaawi oo ay ka wada hadleen arimo dhowr ah oo la xiriira xiriirka iyo wada shaqeynta labada Dowladood.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya oo Cumaan kula kulmay Dhigiisa Dalka Cumaan.
Posted on January 19, 2015 by SomaliSwiss
Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federalka Soomaaliya, Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Mohamed Al-Cutmani. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on R/Wasaare Cumar oo maanta la kulmay Safiirka dowladda Isutaga Imaaraadka Carabta ugu wakiilka ah Soomaaliya.
Posted on January 19, 2015 by SomaliSwiss
Ciidamada Amaanka dalka Soomaaliya ayaa howl-gallo ka wada xaafadda Buulo-xuubey ee degmada Wadajir ee gobolka Banaadir, kaasoo billowday xalay fiidkii socdana illaa xilligan.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ciidamada Amaanka Soomaaliya oo Howlgallo Baaritaanno ah ka sameeyey oo Xaafadda Buulo-Xuubeey ee Degmada Wadajir.
Posted on January 19, 2015 by SomaliSwiss
Martin Luther King oo ahaa hogaamiyihii u dagaalanka xuquuqda dadka madow ee waddanka Maraykanka isagoo si aan rabshad lahayd u dhigay dibadbaxyo uu fikirkiis ku muujinayo, wuxuuna ku galay taas taariikhda, iyadoo si weyn ay dadku u xusuustaan maanta oo kale khudbadii caanka noqotey ee uu jeediyey ee ciwaankeedu ahaa “Waxaan ku riyoodaaâ€. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Halyeygii dadka madow Martin Luther King oo Maanta si weyn loogu Xusay Dalka Maraykanka
Posted on January 19, 2015 by SomaliSwiss
Taliyaha ciidamada waddooyinka ee Taraafikada loo yaqaan, Jen. Cali Xirsi Barre (Cali Gaab) ayaa sheegay in sannadkii hore ee 2014-ka ay dhaceen 2,408 shil, isagoo xusay in 122 ka mid ah shilalkaas ay galeen mootooyinka loo yaqaan Bajaaj-ta ee saddexda lugood leh.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Taliyaha ciidamada waddooyinka oo sheegay in sannadkii hore ee 2014-ka ay dhaceen 2,408 shil.
You must be logged in to post a comment.