Posted on January 18, 2015 by SomaliSwiss
Siihayaha Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed ayaa waxaa ay kulamo la qaateen Taliyaha Ciidanka Milatariga Wadanka Burundi oo soo gaaray magaalada Muqdisho, iyagoo ka wada hadlay arrimo la xiriira Ciidamada labada Dalka iyo sidii loo xoojin lahaa la dagaallanka argagixisada.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Siihayaha Wasiirka Difaaca ee Soomaaliya oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Burundi.
Posted on January 18, 2015 by SomaliSwiss
Dagaallo culus oo la isku adeegsaday hub kala duwan ayaa saqdii dhexe ee xalay illaa aroortii saaka ku dhexmarayay deegaanka Arbacow oo ku dhow deegaanka Ceelasha biyaha ee duleedka Muqdisho waxay ku dhexmareen ciidamad dowladda oo garabsanaya kuwa AMISOM iyo Al-shabaab.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dagaal Culus oo dhexmaray Ciidanka dowladda, kuwa AMISOM & Al-shabaab.
Posted on January 18, 2015 by SomaliSwiss
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa xalay howlgallo lagu bur burinayo goobaha ganacsi ee sida sharci darrada ah uga dhisan Waddada hareeraheeda ka ka fuliyay Wadamada Maka Al-mukarama ee magaalada Muqdisho.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Maamulka Gobolka Banaadir oo Burburiyay Goobo ganacsi oo sida sharci darrada ah ugu yaalla Waddada Maka Al-mukarama.
You must be logged in to post a comment.