Posted on January 17, 2015 by SomaliSwiss
Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa maanta soo bandhigtay hub iyo gaari oo ay lahaayen maleeshiyada Al-Shabaab.
Howlgal ay sameeyeen ciidamada Hay’adda nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, oo ay ku soo qabteen hub iyo gaari nuuca xamuulka qaada ayaa maanta lagu soo bandhigay gudaha suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ciidamada Nabad sugidda Qaranka oo gacanta ku dhigeen gaari ku rarnaa xamuul ah iyo hub farabadan.
Posted on January 17, 2015 by SomaliSwiss
Guddoomiyaha baarlamaanka Somalia, Prof. Maxamed Sh. Cismaan Jawaari ayaa maanta sheegay in dib loo dhigay xiritaanka kal-fadhiga shanaad ee golaha baarlamaanka Soomaaliya oo lagu waday inuu xirmo 22-ka bishan Jannaayo oo ku beegan Khamiista nagu soo aaddan.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta sheegay in dib loo dhigay xiritaanka kal-fadhiga shanaad ee golaha baarlamaanka Soomaaliya.
Posted on January 17, 2015 by SomaliSwiss
Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ogolaaday codsigii ka yimid ra’iisul wasaaraha ee ahaa in 14 casho oo dheeraad ah la siiyo si uu u soo dhiso xukuumad tayo leh, kaddib markii uu xalay kala diray xukuumaddiisii hore. Waxaana xildhibaannada loo qaybiyay qoraalkii uu ra’iisul wasaaruhu ku kala diray xukuumaddii hore. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta ogolaaday codsi ka yimid ra’iisul wasaaraha ee ahaa in la siiyo Waqti dheeraad ah si uu u soo dhiso xukuumad tayo leh.
Posted on January 17, 2015 by SomaliSwiss
Munaasabad lagu dalacsiinayay qaarka mid ah saraakiishooda Ciidamada kumaandooska ee Danab ayaa maanta lagu qabtay xarunta tababarka ciidamada ee Jaziira, halkaasi oo ay ku soo bandhigeen waxyaabihii ay horey u barteen ee xagga ciidanka ah. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Saraakiil ka tirsan ciidanka Kumandooska ee XDS oo maanta la dalacsiiyay.
Posted on January 17, 2015 by SomaliSwiss
Ciidamadii ka socday dalka Sieraleone ee qeybta ka ahaa howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa maanta gabi ahaanba isaga baxay Soomaaliya, iyadoo ciidamadani ay dib ugu laabteen wadankooda.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ciidamada Sierra Leone oo gabi ahaan isaga baxay Soomaaliya.
You must be logged in to post a comment.